Mukaab

Waa maxay kabcada cusub ee sucuudigu dhisayo

Dalka saudi arabia ayaa khamiiistii ku dhawaaqay Project cusub oo loogu magac daray NEW MURABBA Kasoo noqon doona Magaala Casriya (smart city) inay ka hirgalinaysa WAQOOYI-GALBEED ee Magaalada Casimada ee Riyaadh dhulkaso ku fadhin doona 19square km lana gababyn doona 2030

NEW MURABBA ayaa la filaya Qayb kamid ah in lasiinayo dadka deeganka si ay uhelaan Shaqo iyo Nololba. Meelo cagaara iyo dariiqyo baskiil wadida loogu talagalay iyo wax walba oo bulshada Hurumarinteeda ku saabsan sida International Airport ,Shaneemooyin ,Jaamacado iyo meelo lagu so bandhigi doono Dhaqamada

Sidoo kale dhaqaalaha dalkaas ayaa la filaya in maal gashigaan oo kur uqaadi doono SAR 180,000 BILLION oo ay ku jirin shidaalka (NON-OIL) IYO SHAQA ABUUR GAARAYA 334,000.- WAXBAHAY KA KOOBANTAHA, GURYO 104,000, GOOBO GANACSI 980,000 SQM, XAFIISYO 620,000 SQM

DHISMAHA Caalamka aadka looga hadal hayyo ee loo Qaab ekaysiiyay KACBADA BARAKYSAN lkiin aad uga baaxad Waynaan doona ayaa la sheegay inuu noqon doono dhismiihi ugu wayna abid Balac iyo DHererba 400 meter Dhankasta ah, uuna deeqi Karo 20 xabo oo ah dhisamha ku yaal dalka USA ee looyaqaan NEWYORK TRADEMARK EMPIRE

Tags: No tags

One Response

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *