How_to_Clean_Up_Your_Android_Pho

Mobilkaaga Culays Maka Dareentay…?

Waxaa dhici karta inaa talefankaaga culays ka dareento ama in storage kiisa oo buxa aad aragto , iyadoon waxbadani ay san ku jirin , hadaba dhowr wax yaalood ayaaa talefanda culays ama in storage ka uu buuxsamo ku sababa.

Hadii aad argto storageka talefankaga oo buuxa waxaa sabab in wax yaalo adan ogayn ay ku jiraan talefkaaga sidoo akale hadii aad kadareento culays taleefankaaga waxaa furan apps badan kuwaas oo kafuran background ka ama adigoon arag furan.

Hadaba si aad u xaliso cilladahan waxa u bahantahay inaa la soo degto labadaan app oo kaa cawinaya in talefankaaga isbedel badan aad kadareento.

1. CLEAN MY PHONE

Appkan waxa uu kaa cawinayaa inaad talefankaaga storage kisa hadii uu kabuuxo aad baneyso oo aad ka saarto wax yaalaha duplicate ama laba xabo iyo kabadan ah, sido kale waxa u kaa saari kartaa filasha waa wayn iyo kuwa faaruqa ah , sido kale waxaa ku manage garayn kartaa Apps ka.

2. APP KILLER

Waxaa jira Apps furan lkin adan ogayn waxayna yareyaan apps kaas RAM ka talefankaaga , hadaba appkan waxa uu kaa cawinayaa ina xirto appska ka furan background mobilkaaga , waxa unaa ka dhigayaa mobilkaaga inuu mid xawaare badan noqdo sido kale waxa uu kuu ilaalinayaa battery ga mobilkaaga.

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *