iphone 16

Iphone 16: Apple ayaa soo sartay talefanadeeda cusub ee iphone 16 series.

Ugu danbayntii shirkadda Apple ayaa soo saartay talefanadeeda cusub ee iphone 16 Pro iyo Pro Max, Talefanadan ayaa waxa ay leyihiin A18 chip oo ka xawaare badan kiika horeeyey, sido kale waxaa lagu so daray camera cantrol iyo waqtiga battery ga ku haynayo oo kor looqaday.

Dhamaan iphone 16 series ka waxa ay leyihiin action button iyo sidoo kale camera button.

Iphone 16 pro iyo iphone 16 pro max

Farqiga u dhexeya

Display

  • Iphone 16 pro: 6.3-inch Super Retina display
  • Iphone 16 pro max:  6.9-inch Super Retina display

Size ( L x W x H ) iyo weight ka

  • Iphone 16 pro: 149.6mm x 71.5mm x 8.25mm; 199 grams
  • Iphone 16 pro max: 163mm x 77.6mm x 8.25mm; 227 grams

Wax yaalaha ay ka siman yihiin

  • Processor: A18 Pro Chip
  • Rear Camera: 48-megapixel, ƒ/1.78 aperture main sensor; 48-megapixel, ƒ/2.2 aperture ultrawide sensor; 12-megapixel, ƒ/2.8 aperture telephoto sensor with up to 5x optical zoom
  • Front Camera: 12-megapixel, ƒ/1.9 aperture
  • Charging: USB C – USB C 3 support
  • Color: black titanium, natural titanium, white titanium and desert titanium

Iphone 16 Pro ayaa qiimahiisa ka bilabmayaa $999 halka iphone 16 pro max uu ka bilaabmayo $1,199, dhamaan talefanadan ayaa la dalban karaa jimacda inagu so adan waxa la deleiver garaynayaa 20 septemper.

Iphone 16 pro iyo iphone 16 pro max

Farqiga u dhexeya

Display

  • Iphone 16: 6.1-inch Super Retina display
  • Iphone 16 Plus: 6.7-inch Super Retina display

Size ( L x W x H ) iyo weight ka

  • Iphone 16: 147.6mm x 71.6mm x 7.80mm; 170 grams
  • Iphone 16 Plus: 160.9mm x 77.8mm x 8.25mm; 199 grams

Wax yaalaha ay ka siman yihiin

  • Processor: A18 Chip
  • Rear Camera: 48-megapixel, ƒ/1.78 aperture main sensor; 48-megapixel, ƒ/2.2 aperture ultrawide sensor; 12-megapixel; 2x optical zoom
  • Front Camera: 12-megapixel, ƒ/1.9 aperture
  • Charging: USB C – USB C 2 support
  • Color: black titanium, natural titanium, white titanium and desert titanium

Iphone 16 ayaa qiimahiisa ka bilabmayaa $799 halka iphone 16 Plus uu ka bilaabmayo $899, dhamaan talefanadan ayaa la dalban karaa jimacda inagu so adan waxa la deleiver garaynayaa 20 septemper.

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *