App-kan waxa uu kaa caawinayaa in aad wanaajiso WhatsApp-kaaga adiga oo helaya khibrad dheri ah. Uma baahnid inaad soo dejiso apps badan si aad u hesho features badan. App-kani waxa uu leeyahay dhammaan featureska muhiimka ah ee aad u baahan tahay in aad isticmaasho waxa kale oo uu kor u qaadayaa khibradaada WhatsApp.
Nafci App
Dhaeyso codadka iyo culimada aad jeceshahay, xilli kasta iyo meel waliba!
Ku soo dhawoow sii dayntii ugu horeysay ee Nafci App! Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno app-keena cusub ee ku saleysan android kaas oo bixiya, una adeega sida ciyaaryahan maqal ah
Caawiye app
Caawiye Question and Answer waa goob su’aalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto su’aal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada. looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka. Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan oo su’aalo iyo jawaabo ah, oo daboolaya mawduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan manhajka waxbarasho. Waa meel fiican oo aad jawaabaha uga heli karto dhammaan su’aalaha ka gubanaya, ama aad wax badan uga barato mawduuc aad xiisaynayso.
Caawiye app waxa kale oo ku jira dhowr astaamood oo gaar ah si ay uga caawiyaan isticmaalayaasha inay ku xidhmaan oo ay la macaamilaan kuwa kale. Tusaale ahaan, abka waxa ku jira nidaam kooxeed u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan Group guud iyo kuwa gaarka ah labadaba, taasoo u sahlaysa inay ku xidhmaan kuwa kale ee ay wadaagaan danahooda. Intaa waxa dheer, abka waxa uu leeyahay nidaam farimo ku dhex dhisan oo awood u siinaya isticmaaleyaasha in ay wada sheekaystaan, Tilmaamaha kale ee xiisaha leh ee Caawiye app waa su’aalihiisa ra’yi ururinta (poll), taas oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay ururiyaan fikrado iyo faallooyin mawduucyo kala duwan oo ka yimaada isticmaalayaasha kale.
Astaamaha caawiye app
weydii su’aal hel jawaab
abuur ama ku biir groups
ka jawaab su’aalo oo la wadaag aqoonataada bulshada caalamka
la sheekeyso oo fariin is dhaafsada isticmaalayaasha (chat with users)
Ila adeeg
Ila adeeg waa app iyo web aad wax ku iibin karto waxana ka iibsan karto. Ila adeeg waxa aad ku hor marin kartaa Goobtaada ganacsiga , waxa aadna ku iibin kartaa Product igaaga gud ahaan soomaaliya iyo caalamka.
NOTISAVE
Main features
· Autosave notifications shown on Noti-bar
· Keep your Noti-bar clean
· Search notifications from all apps at once
Supports Whatsapp, FB Messenger and other messengers.
· Autosave new messages
· Autosave Status
Read messages privately.
Don’t miss anything from now on – read all messages.
Read privately, without leaving “read mark” on messengers.
Simple interface.
Easy to read.
Easy to manage.
SomTool
App-kan waxa uu kaa caawinayaa in aad wanaajiso WhatsApp-kaaga adiga oo helaya khibrad dheri ah. Uma baahnid inaad soo dejiso apps badan si aad u hesho features badan. App-kani waxa uu leeyahay dhammaan featureska muhiimka ah ee aad u baahan tahay in aad isticmaasho waxa kale oo uu kor u qaadayaa khibradaada WhatsApp.





