Whatsappka waxaa jira apps badan oo aan u isticmaalno si aan features dheeraad ah aan u helno , marmarka qaarna waxa aan bedelnaa appka whatsapp ka inago isticmaalna modified whatapps sid GbwhatsApp ama TM.
hadaba app kan waxa uu kaa cawinayaa inaa hesho views badan dhanka status ka , waana app aad si fudud aad ku isticmali karto.
Dowladda Mareykanka, ayaa sheegtay inay taageersan tahay sharciga u saamaxaya madaxweyne Biden,mamnuucista isticmaalka TikTok ee Shiinaha.
Sidoo kale, tignoolajiyada kale ee shisheeyuhu leeyihiin, ayaa khatar ku noqon kara amniga qaranka, sida ay sheegtay dowladda Mareykanka.
Kaaliyaha gaarka ah ee Aqalka Cad ee dhanka ammaanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in qaraarkan uu u ogolaanayo dowladda Mareykanka, in ay iska difaacdo faragelinta dowladaha kale.
Qaraarka ayaa waxaa ansixiyay labada xisbi, ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Senate-ka.
Talefankaaga waa lajaajuusi karaa , waxaana lagu soo dejin karaa Apps , kuwaas oo xogtaada ugudbinaya qofka talefankaaga jaajuusaya , nasiib daraduna waxa weeye inaadan ogaan karin lin lagu soo dejiyey talefankaaga
Apps kaan waxa ay kala yihiin
1. MOBILESPY
Appkan waxaa lagu duubi karaa cododka wici taanka aad samasyo waxa la dari karaa camerada talefanaaga sidoo kalena waxaa lala socon karaa dhamaan social media haaga ,Sida whatsappka Facebook ga iyo instagram ka .
2. UMOBIX
Appkan waxaa awood loo yelanayaa in labedelo sitting ka appskaaga, in farimo lagadiro account iyadaaad social mediaha, sidoo kale waxaa unflollow ladhihi karaa dadka kuugu jira ama Follow ladhihi karaa kuwo cusub
3. EVASPY
Appkan waxaa lagula scon karaa sawirda talefankaaga kuugu jira sido kale waxa uu duubi karaa wicitaanka aad samasyo ama calls ka aad samayso , sidoo kale fariimaha whatsApp ka aad dirto iyo waliba codadka whatsappka aad dirto ama laguu soo diro.
Hadaba sidee uga hortagi kartaa ?
waa inaa ka hubiso talefankaaga sitting kisa in apps degsan ay jiraam madama aanad kahelayn apps kan appska dhexdooda
waxa aad tegaysaa setting ka talefankaaga kadibna waxa aad doranaysaa system settings waxad kadonaysaa accessibility magacyada appska halkaas kaga so baxa waxa adan garayn off ayaad kadhigaysaa .
sidoo aklewaxaa u bahantay inaa ogato permission manager
Apps kan hoose ee aan halkan kugu la wadahyno waa apps aan islenahay wax badan ayey ka bedelayaan social midia haaga, dhanka dubitaanka iyo muqaal laso degidda.
labadan app wxa aad ka helaysaa play store ka waana apps bilaash ah, wax tarkoodana aad u wanaagsan yahay, hadaba labadan app ayaa kala ah.
Inta badan marka aan rabno inaan kala soo degno muqalada iyo sawirada platforms ka kalduwan ee baraha bulshada waxa aan la soo degnaa apps ka duwan, tusaale hadaan rabno tiktok ama instagram inaan muqalo kala soo degno waxa aan la sodegnaa laba app oo kala duwan si aan midwalba muqladisa ula so degno.
Apps ku waxa ay inoo fududeyaan wax yaalo badan oo horay waqti badan aan ku bixin jirnay, tusaale hadii aan rabno inaan buugaagta schoolka ama jaamacadaha ee note ka ama aan ku qorno gacanta inaan u bedelno soft copy ama aan gashano mobilkeena ama computer ka waxay ahayd inaa qorno inagoo isticmaalayna Microsoft Word ama google document.
Taas ayaana sababaysay inay inaka qaadato waqti badan inaan qoraalka u bedelno mid soft ah, hadaba App kan hoose waxa uu xalinayaa ciladan waxa uuna u bedelaya qoraalkii mid soft ah, ayna wax ka bedli karno waqtiga aan u baahano.
App kan waxa lagu magacaabaa Handwriting to Text awood waxa uu u leyahay inuu bedelo qoralka gacanta hadii farta ay tahay mid la fahmi karo oo qorka uu kala dhig dgigan yahay, lakin hadii aan farta la fahmi karin way adagtahay inuu akhriyo appkan.
Youtube ka waxa aan dawanaa muqaalo badan malinkii , shorts ama muqalada caadiga , lakin waxaa dhici karta inaan ubaahano muqaaladii aan horay u soo dawanay, lakin aynaan garanayn channelkii la so geliyey muqaal kaas.
Waxaana dhici karta hadii aadan aqoon trick gan inaa sidaa ku waydo aadna uga niyad jabto baa ritaankiisa, lkin youtube ka waxa uu leyahay feature kuu sahlaya inaad aragto muqaaladii aad oray usoo dawatay.
Waxaa jirta in Tiktok ga uu leyahay watch history , youtubekana waxa uu leyahy featurekaas waxa aad na helaysaa muqaal walba oo aad so dawatay, shorts ama muqaalada dhaadheer.
hadaba si aad u hesho muqaaladii hore waxa aad taabsanaysa sawirka profile ka ee dhinaca midig ee kor, kadibana waxa aad doraysaa Timewatched kadiba waxa aad arkaysa qoraal buluug ah ay ku qorantahay Watchhistory kaas ayaa taabsanaysaa,
Halkas waxaa kaaga soo baxayo muqaal walba oo aad soo dawatay shorts ama muqaalada dhaadeer
WhatsApp ka waxa uu awood u siinayaa users kiisa inay saari karaan fariimaha ay diraan hadi qalad u ku jiro ama userkii lowaday mid an ahayn loo diro, hadaba whatsapp ka awood kuuma siinayo ina aragto farimhaas hadii inta adan arag al delete day.
Waxaa jira Apps whatsApp ka oo la hormaryey ah kuwaas oo awood u leh inay kaydiyaan fariimaha la sodiray , waxa aadna heli kartaa farimahaas hadii xataa la saaray.
Lakin hadii aan isticmaalayno Apps ka cadiga ah ee whatsapp ka sidee u kaydin karnaa farimaha inoo ka yimada isticmaalayaasha kale? Waxaa jira app loo yaqaan NOTISAVE kaas oo awood u leh notifications ka mobilkaaga inuu kaydiyo waxa aadna heli karaa fariimaha ka soo dhaca whatsapkaaga.
Lakin marka hore waa inuu kuu furayay whatsapp notifucations ka hadii usan ku furneen farimha kuuma kaydsamayaan
Appkan sidoo kale waxa uu kuu kaydinaya farimaha facebook messenger ka hadii la delete do inta adan akhriin iyo whastapp statuska .
Waxaa dhici karta inaa talefankaaga culays ka dareento ama in storage kiisa oo buxa aad aragto , iyadoon waxbadani ay san ku jirin , hadaba dhowr wax yaalood ayaaa talefanda culays ama in storage ka uu buuxsamo ku sababa.
Hadii aad argto storageka talefankaga oo buuxa waxaa sabab in wax yaalo adan ogayn ay ku jiraan talefkaaga sidoo akale hadii aad kadareento culays taleefankaaga waxaa furan apps badan kuwaas oo kafuran background ka ama adigoon arag furan.
Hadaba si aad u xaliso cilladahan waxa u bahantahay inaa la soo degto labadaan app oo kaa cawinaya in talefankaaga isbedel badan aad kadareento.
1. CLEAN MY PHONE
Appkan waxa uu kaa cawinayaa inaad talefankaaga storage kisa hadii uu kabuuxo aad baneyso oo aad ka saarto wax yaalaha duplicate ama laba xabo iyo kabadan ah, sido kale waxa u kaa saari kartaa filasha waa wayn iyo kuwa faaruqa ah , sido kale waxaa ku manage garayn kartaa Apps ka.
Dalka saudi arabia ayaa khamiiistii ku dhawaaqay Project cusub oo loogu magac daray NEW MURABBA Kasoo noqon doona Magaala Casriya (smart city) inay ka hirgalinaysa WAQOOYI-GALBEED ee Magaalada Casimada ee Riyaadh dhulkaso ku fadhin doona 19square km lana gababyn doona 2030
NEW MURABBA ayaa la filaya Qayb kamid ah in lasiinayo dadka deeganka si ay uhelaan Shaqo iyo Nololba. Meelo cagaara iyo dariiqyo baskiil wadida loogu talagalay iyo wax walba oo bulshada Hurumarinteeda ku saabsan sida International Airport ,Shaneemooyin ,Jaamacado iyo meelo lagu so bandhigi doono Dhaqamada
Sidoo kale dhaqaalaha dalkaas ayaa la filaya in maal gashigaan oo kur uqaadi doono SAR 180,000BILLION oo ay ku jirin shidaalka (NON-OIL) IYO SHAQA ABUUR GAARAYA 334,000.- WAXBAHAY KA KOOBANTAHA, GURYO 104,000, GOOBO GANACSI980,000SQM, XAFIISYO 620,000 SQM
DHISMAHA Caalamka aadka looga hadal hayyo ee loo Qaab ekaysiiyay KACBADABARAKYSAN lkiin aad uga baaxad Waynaan doona ayaa la sheegay inuu noqon doono dhismiihi ugu wayna abid Balac iyo DHererba 400 meter Dhankasta ah, uuna deeqi Karo 20 xabo oo ah dhisamha ku yaal dalka USA ee looyaqaan NEWYORK TRADEMARK EMPIRE
Hadii aad photographer tahay marka laga yimaado ku qaadidda sawirka camera wax yaalaha kale ee muhiim kuu ah waa hagaajinta sawirka ama editing ka.
Hadaba inta nadan waxa loo edit gareyaa si manual ah , sas oo keni karta inaa siwirka melaha qaar aad ka ilowdo editing ka ama sidii loo bahnaa xogaa ka hoseeyo.
Hadaba sadexdan app waxa ay kaa caawinyaan inaa one click ku hagaa jiso sawirda aad qaado , iyagoona intii hore ka sii quxbadnaanaya adigoona helaya features dheri ah.
ClipDrop
1. ClipDrop
Iftiin ku waa waxyalaha ugu muhiimsan ee sawirka hadaba App kan (ClipDrop) waxa uu kaa caawina dhinaca iftiinka waxa aadn re light ku samayn kartaa sawirkaag, waliba waxa aad uu awod kuu siinaya inaaiftiinkaaga aaad kadhigi karto midabka aad u baahantay.
Waxaa dhacda marmarka qaar sawirada aan qaadno in si lama filaan ah ay san focus u ahayn, markaan sawiro aan u qaadnay qaab qorxoon aynu isaka saarno, sababo la xiriira inaysan waadix u ahayn sidii aan u rabnay.
Remini
Hadaba Appkan (Remini) waxa uu kasaaraya sawirkaaga blur ka ku jira ama shucaaca ku jira isga oo isticmaalaya AI waxa uuna kadhigaya mid waa dix ah.