cleanup

Hagaji sawirada bill photoshop

sawirada inta badan marka aan rabno ina hagajino waxaa isticmaalnaa photoshopka laakin websitekan waxa uu kuu xalina waxyaalo photoshopka ay adagtahy in lagu xaliyo hadii adan aqoon durugsan ulahyn photoshopka ,

webkaan waxa uu ka saarayaa sawiradaada waxyaalkag dheeriga ku ah ee aadan rabin, hadaba si aad u tijabiso webka halkaan ka gal ama muqalka hoose daawo ,

whatsapp 2

WhatsApp ka dir sawiro quality guise wanagsanyahy

Whatsappka hadi sawir Aad sirto qofka Aad u sirto waxa uu helayaa siwir quality giisa uu san ficnayn ama aan ahyn didii Aad ku dirtay .

Lakin update can cusub ee whatsapp ka waxa uu kaa cawinayaa in sawrka aad dirto uu ahaado mid wanagsan oo ah mid quality gisa aanay waxab is kadhimin .

HADABA MUQALKAN KA DAAWO QABKA AAD USAMAYN KARTO,

facebook 1

Facebookga waxaa delete karta comments ka Aad xilli hore bixisay

Marmarka qaar Facebook ga wax aan comment ka bixinaa accounts aynaan garanayn , hadii aad ubahato inaa comments kii delete do wax diici karta inaa waydo posts kii Aad ka bixisay.

waxaa jira option kuu ogolaanaya inaa delete dhamaan commentskii iyo like tii aad bixisay ,

DAAWO MUQALKAN HOSE SI AAD USAMAYSO.

editin thapm

YOUTUBE CHANNELSKA AAD KA BARAN KARTO VIDEO EDITING KA

Youtube ka waxa uu ka mid yaya website yada ugu wanagsan ee Aad wax kabaran karto , muqalo gaagaban iyo courses ba aaa web laga heli karo.

hadaba halkan taxa aan kuch so gudbinaynaa YouTube channels Aad kabaran karto sida loo hagaajiyo Muuqalada .

1. Cinecom.net

2. Premiere Gal

3. Justin Odisho

4. Adobe in a Minute

5. Premiere Basics

6. Storysium 

7. Enam Alamin

8. KYLER HOLLAND

9. Olufemii