tiktok-m

Tiktok : Lacag Ka Samay Tiktok

Haa tiktok shan qaybood ayaaad lacag uga samaynkartaa , shan tan qayb oo aan kula wadaagayo 3 Saab oo ka mida ayas lacan uga saman kartal hadaa jogto soomaaliya.

LIVE – Live ka waa qaabka ugu caansan ee tiktok lacag loga sameeyo , waxa gifts kuu so diraya taagerayashaada waxa ayna ku xirantahy lacagta Aad helayso inta tager ee ku so dirty gifts

2. Creator Fund – Tiktok Creator Fund ka waxa Aad lacag uga samynaysaa views ka muqalada aad soo geliso Tiktok qaabkan waxa uu kala mid yahay youtubeka, mar walba oo muqaaladaada views kooda bato waa marwalba oo aad lacag badan hesho .

3. Creator Marketplace – Tiktok Creator Marketplace ka waxaa xaysiis kusiinaya tiktok kadibna waxa aad kuso gudbinaysaa muqaladaada ama waxa Aad ku xayeysiinaysaa muqaaladaada , tusaale tiktok ayaa ku dhiibtay inaad xayeysiiso application ama shirkad waxa Aad uga hadlasaa qayb muqalkaaga ka mid ah , waxaana helaysaa bishi lacag u dhiganta dada booqda xayeysiika ama linkiga aad soo dhigto.

4. Subscribers – midkaan waxa uu la midyahay twitch ama youtubeka waxa anda lacag uga Samayn kartaa in tagerayaashaada rukuntaan tiktok live kaaga , waxayna bixinayaan laga u dhaxaysa $ 4.99 – $ 5.99 waxa ayna helayaan muhiimad gaar ah marka ay dawanayaan tiktok live kaaga waxa ayna ka dhex muqanayan dadka kale marka ay ku so biraan tiktok live kaaga ama ay comment ka baxshaan. qaabkan lacag waad uga Samyn kartaa hadii Aad joogto soomaaliya

5. Midka ugu danbeya waxa ay ku xirantahy followerskaaga tiktok ga qaabkan waxa ay kala midtahay platforms ka kale , waxa Aad xayeysinaysaa shirkadaha waxa aadna uso badndhigaysaa awoodda uu accountkaaga u leyahay inuu macaamiil badan u keni karo , marka haddi shirkadaha Aad dalbato ku aqbalan waxa aad awood u leedahy inaa lacag ka samyso .

iphone1

Digniin culus oo loo diray dadka isticmaala telefoonnada iPhone-ka

Shirkadda Apple ayaa soo saartay hab cusub oo ay ku hagaajinayso cilladaha amniga ee aaladaha iPhone, iPad iyo Mac, kuwaas oo ay sheegtay in laga yaabo in tuugadu si fudud uga faa’iidaysteen.

Mas’uuliyiinta Shirkaddan teknolojiyadda ayaa warka ay soo saareen ku sheegay in software-ka cusub uu samaynayo cusboonaysiinta amniga oo muhiim ah, waxaana lagula talinayaa dhammaan macaamiisha inay ku dhaqaaqaan cusboonaysiinta.

Cilladda ayaa u oggolaan karta tuugada inay si buuxda u xakameeyaan qalabka, khubarada soo saare yaasha ah ayaa soo jeediyay cusboonaysiinta, waxaana loo diyaariyay iPhone 6s iyo ka dib, iPad Pro, iPad Air 2 iyo ka dib iyo iPad gen 5th iyo ka dib. Waxa kale oo diyaar u ah iPad mini 4 iyo noocyada dambe iyo iPod touch (jiilka 7aad).

Isticmaalayaasha Mac ee ku shaqeeya macOS Monterey ayaa sidoo kale lagu dhiirigelinayaa inay cusbooneysiiyaan aaladahooda.

Ilaa hadda ma jiraan warar la xaqiijiyey oo sheegaya kiisas gaar ah oo cilladaha amniga loo adeegsaday dadka ama aaladaha.

Cusbooneysiinta softiweerku waa maalin kasta , laakiin tani waa hal cusbooneysiin oo aan la iska indhatiri Karin, maadaama ay diginin culus la socoto.

Dunida ayaa maanta si sax ah uga walacsan amniga internetka iyo awoodda ay isticmaali karaan burcadda inter-net-ka haddii ay bartilmaameedsadaan qalab u nugul weerarka.

Inta badan isticmaalayaasha ma jirto wax ay ka argagaxaan maadaama aysan jirin wax soo jeedinno ah oo sheegaya in jabsadayaashu ay ka faa’iideysteen daldaloollada amniga si ay u qaadaan weeraro ballaaran oo ka dhan ah dadweynaha.

Sidoo kale waa in la sheegaa in qeyla dhaanta ka soo yeereysa baraha bulshada ee ku saabsan cusboonaysiinta amniga ay suurtagal tahay in laga dhigo xad dhaaf.

Apple ayaa soo saartay cusboonaysiinta amniga deg-degga ah ee la midka ah sanadka oo dhan – oo ay ugu dambeysay bishii Maarso – iyada oo aan wax badan laga argagaxin.

Software-ka ka shaqeysiiya telefoonnada gacanta, kumbiyuutarrada iyo aaladaha kale ee shirkadda Apple ayaa si joogto ah loo cusbooneysiiyaa, taas oo ku xiran arrimo kala duwan.

Mararka qaar waxaa looga hor tagaa halis isticmaaleyaasha uga imaan karta bogagga iyo barnaamijyada mobile-ka qaar – mararkaas waxaa la difaacaa xogta gaarka ah ee macaamiisha (gaar-wax-u-lahaanshaha) iyo badqabka aaladahooda.

Marar kalena waxaa looga jawaabaa xog ku saabsan in isticmaaleyaasha qaar ay ku dhibban yihiin culeys ka qabsada waxyaabaha qaar – mararkaas waxaa lagu xalliyaa dhibaato soo korortay.

Taas oo jirta, haddana waxaa dhowr jeer oo hore lagu dhaliilay shirkadda inay si ulakac ah u curyaamiso aaladeeda gaboobay si ay macaamiishu u iibsadaan kuwo cusub.

Triller

Appka Triller oo ah Appka la tartama Tiktok oo lagu dacweyey $28m oo ayna bixin

Sannadkii hore, Triller wuxuu si guul leh ugu dhawaaqay inuu bixin doono wadar dhan $14 milyan oo caddaan ah iyo sinnaanta hal-abuurayaasha sannadka 2022. Waxay u muuqatay tallaabo caqli-gal ah, oo ka caawinaysa barnaamijka muuqaalada-gaagaaban ee la tartamaya TikTokga. Laakiin The Washington Post ayaa dhawaan soo wariyay in inta badan hal abuurayaashan aan waligood lacag la siin. iyo xiddignimadii loo ballanqaaday, abuurayaasha qaar waxay ku dhamaadeen jahwareer dhaqaale, ayay yiraahdeen.

Dacwad la gudbiyay Talaadadii ayaa ku eedaysay in Triller lacagihii soo daahay iyo lacagiha maqan ay dheereeyeen waqtiga logu talagay in lasiyoo hal abuurayasha. Bishii Maarso 2021, Triller waxa uu helay Verzuz, taxane muusig oo toos ah oo ay abuureen guulaystayaasha Grammy Timbaland iyo Swizz Beatz. Labada fanaan waxay noqdeen saamileyaal shirkadda waxayna u qoondeeyeen qayb ka mid ah tartamayaasha in ka badan 40 fanaan oo ka soo muuqday Verzuz, oo ay ku jiraan John Legend, 2 Chainz, Alicia Keys, T-Pain iyo qaarkale.

Hadda, Timbaland iyo Swizz Beatz waxay sheegeen in Triller ay ku leeyihiin 28 milyan oo doolar oo lacagiha maqan ah.

Marka loo eego dacwadda ay heshay The Washington Post, Triller waxa uu seegay lacag badan oo ay siin jireen labada fanaan bishii Jannaayo, sidaa darteed dhinacyadu waxay ku heshiiyeen in Triller uu bixiyo $18 milyan marka la gaadho March 20, oo ay ku xigto $1 milyan bishiiba 10ka bilood ee kuxigta. Dacwadlasha ayaa ku andacoonaysa in Triller uusan bixin mid ka mid ah lacagahan. Si kastaba ha ahaatee, Triller, ayaa sheegay in kaliya $10 milyan oo lacag bixin ah ay su’aal ku jirto.

Maaddaama Triller lagu eedeeyay inay ku guul darraysatay inay lacga hooda siido partner creators keeda,

sweatcoin-1

sweatcoin : wax ka ogow appka sweatcoin

Sweatcoin Waa barnaamij App ah oo ku shaqeeya teleefoonnada gacanta ee casriga ah ee loo yaqaan “Smartphones”, waxa aadna si lacag la’aan ah uga soo degsan kartaa suuqyada dhijitaalka ah ee Android, Windows, iyo iOS.

Sanadkii 2016 ayaa markii ugu horraysay la aasaasay barnaamijkan, saldhiggiisuna waa magaalada London ee dalka Britain.

App-kan waxa ay ujeeddadiisu tahay inuu xisaabiyo inta tallaabo ee aad qaaddo marka aad socoto ama ordayso. Mar walba tirada socodkaaga ayaad ku helaysaa lacag abaalmarin ah.

Jimicsiga uu ka mid yahay socodka ee lagu dhimo miisaanka way adag tahay in la joogteeyo, gaar ahaan marka uusan lahayn wax kugu dhiirrigelinaya, balse haddii aad abaalmarin ku helayso waxaa laga yaabaa in uu kuu sahlanaado.

“Ganacsigan gebi ahaantiisba waxaa looga gol leeyahay in qiime loo yeelo dhaqdhaqaaqa,” ayuu yiri Oleg Fomenko, oo ka mid ah aasaaseyaasha Sweatcoin, mar uu la hadlayay Wakaaladda Wararka ee Reuters.

“Ugu dambayn, sweatcoin waxa uu hayaa waddada uu qiime ugu yeelan lahaa lacagta giniga Britain,” ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

sweatcoin

Sida iska cad app-ka sweatcoin waxa uu leeyahay labo faa’iido oo qof walba u muuqan karta.

Midda koowaad waa in qofka barnaamijkan isticmaala uu sare u qaadayo caafimaadkiisa, maaddaama uu helayo jimicsi waxtar u leh jirkiisa.

Tan labaadna waa in laga helayo lacag mar walba ku xiran dadaalkaaga inta uu gaarsiisan yahay.

Waa hubaal in labadan arrimood ay sabab u yihiin tirada dadka sii badanaya ee soo degsanaya app-kan oo hadda gaaraysa ilaa 100 milyan, sida lagu sheegay bogga internet-ka ee sweatcoin.

Sweatcoin kama duwana barmnaamijyada noociisa ah ee kaydiya xogta khaaska ah ee dadka macaamiisha u noqda, inta badanna walaac ayaa laga muujiyaa arrintaas.

Bogga barnaamijkan ayaa si toos ah u caddaynaya in qaybo ka tirsan xogtaada ay qaadanayaan si ay mararka qaar kuula soo xiriiraan shakhsi ahaan ama ujeeddooyin silloon ay u adeegsan karaan.

Waxaa intaas dheer in macluumaadkaaga ku jira bogga aad ku leedahay sweatcoin, sida sawirkaaga iyo magacaaga, uu heli karo qof walba, dibna uu u isticmaali karo.

Shaki kuma jiro in sweatcoin uu yahay app si sax ah u shaqeeya oo aan dadka lagu marinhabaabinayn.

Barnaamijkan marka aad isticmaalayso waxa uu 1,000 tallaabo oo kasta kuu xisaabinayaa 0.95 oo ah lacagta gaarka u ah ee loo yaqaanno sweatcoin.

Marka ay lacagtan kuu gaarto 10 coin iyo wax ka badan ayaad isticmaali kartaa, adigoo ku iibsanaya qalab iyo adeegyo kale.

Ilaa hadda, lacagta sweatcoin ma noqon karto lacag caddaan ah, balse waxa ay ka mid tahay lacagaha dhinaca internet-ka looga adeegto.

Suuqyada online-ka ayaad ka dukaamaysan kartaa adigoo isticmaalaya lacagta sweatcon-ka ee kuugu jirta akoonkaaga.

Meelaha aad uga adeegsan karto waxaa ka mid ah Amazon ama waxaad ku heli kartaa kaararka wax lagu iibsado ee PayPal-ka. Laakiin lacagta kuugu jirta akoonka sweatcoin kuma xawili kartid akoonkaaga bangiga.

linkigan tabo si Aad is Aad ula so degto : https://sweatco.in/hi/zakria_salad

instagram

Instagram Reels : Waxa aad Post garayn kartaa muuqaal 15 diqooqo ah Reels ahaan.

Instagram ayaa maanta ku dhawaaqday in muqaal 15 daqiiqo ah post garayn karto Reels ahaan. Fiidyowyada la so geliyo ka hor isbeddelkan waxay ahaanayaan muuqaal caadi ah oo ma noqon doonaan Reels. Shirkaddu waxay bilawday tijaabinta isbeddelkan dhawr toddobaad ka hor waxayna ka dhigaysaa mid joogto ah toddobaadyada soo socda. Isbeddelku waa qayb ka mid ah dadaalka Instagram si uu u bixiyo full screen experience, 

instagram

Isbeddelku waxay u badan tahay inuu ka cadhaysiiyo isticmaaleyaasha qaarkood, maadaama ay keeni karto caqabado. Tusaale ahaan, way adkaan kartaa in la post grareyo muuqaal horizontal ah haddii lagu post gareeyo qaab Reels ah.

Si kastaba ha noqotee, tallaabadani maahan mid lama filaan ah, gaar ahaan tan iyo markii Instagram ay ka dhawaajisay qorshaheeda ah inay ku fududayso fiidiyowga app-ka. Sannadkii hore, markii madaxa Instagram Adam Mosseri uu qeexay mudnaanta Instagram ee 2022, wuxuu sheegay in shirkaddu ay laba jibaari doonto muuqaalka oo ay diiradda saari doonto Reels. 

Waxa uu xitaa ka dhawaajiyay in Instagram ay xoojin doonto fiidiyooska ayna ku wareegi doonto Reels ka, oo ay sii wadi doonto koritaanka muqalada gaaban, taas oo muujinaysa in isbeddelkani uu had iyo jeer ahaa qorshaha.

instagram

Instagram ayaa sidoo kale bilaabaya cusbooneysiin ku saabsan “Template”ka  ee Reels keeda. Isticmaalayaashu hadda waxay baari karaan Template yo kala duwan markay furaan kamarada Reels oo ay doortaan Template ay ku dubaan muqaal Reels ah, 

Shirkaddu waxay bilawday soo-bandhigidda Template ka bishii hore, taasoo siinaysa isticmaaleyaasha awood ay ku abuuraan Reel iyagoo isticmaalaya qaabka iyo maqalka Reel jira.

Isbeddellada ayaa imanaya iyadoo Meta ay si weyn ugu sharadaysay Reels. Iyada oo qayb ka ah dakhligeeda Q1 2022, shirkaddu waxay daaha ka qaaday in Reels ay hadda ka yihiin in ka badan 20% wakhtiga ay dadku ku qaataan Instagram. Maaha wax la yaab leh in Instagram ay raadineyso inay ballaariso Reels xitaa in ka badan iyadoo la beddelayo qoraallada fiidiyowga oo dhan, maadaama ay hadda u badan tahay inay ku faanto dadka inay xitaa waqti badan ku qaataan daawashada Reels. Meta waxa laga yaabaa inay bixiso lambar la cusboonaysiiyay ee ka-qaybgalka Reels inta lagu guda jiro dakhligeeda rubuc-labaad ee la sii daayay Luulyo 27-k

tiktok2

TikTok Dib u Dawo Muqaladii Aad Horay U dawatay

TikTok Dib u Dawo Muqaladii Aad Horay U dawatay- Waxa Aad dawan kartan muqaladii Aad horay u dawaty , tiktok muqalada aan dawano way adagtahy inaan dib u hello inta badarna waxa aan samaynaa inan like sarno ama muqalka save garayno ama favourite dhehno.

lakin featurekan cusub ee tik tiktoga waxa uu kuu ogolanayaa inaa dib u dawato muqaladii aad horay u dawaty lakin Aad danaynayso inat dib ud awato.

si Aad hadaba u ego muqaldii Aad so dawatay waxa Aad tagaysaa

  1. Profile ka 
  2. kadibna Sitting ka ama sadexda dilimood ee kor.
  3. Sitting and Privacy ayaa tagaysaa
  4. ugu danbayntana wax doraysaaa Watch History

halkan ka dawa muqalal ahaan 

TikTok
whatsapp-profile3

WhatsApp: Qari WhatsApka Profile photo

WhatsApp Qari WhatsApka profile photo : whatsappka waqtigii hore profile ka hadii Aad rabto inaa qariso waxa ay ahayd Ina qof gara ka qariso ama dada contactga kuch jira dad agra u ogolato.

lakin hadda waxa Aad kasada xiri karta dhaman asxaabtaa .

hadaba si Aad u samyso waxa Aad tagaysaa 

  1. sadexda dhibcood kor taabso.
  2. Sitting ka dooro.
  3. Account dooro.
  4. Privacy ga tag 
  5. Profile photo dooro kadibna wax Aad ka dorataa 
  6. No body
whatsapp profile
whatsapp profile
Google drive 3

Google Drive:  Sawida mobilkaaga ku jita u kaydso online ahan

Google drive: Waa app ama website aad ku kayd san karto Muqalada, Sawirada iyo Documentiyada .

Google drive app inta badan waxa uu ku yimaada talefanada andriod ka ah lakin hadii aad wadato IOS ama iPhone wa inaa la so degtaa .

Google drive ma ahan bilaash lkin waxa uu ku sinaya 15GB oo bilaash ah hadii aad isticmasho 15ka GB waxa aad u bahantahay inaa iibsato GB dheeri ah waxaadna u bixinaysaa bille ama sanadle. 

Si aad sawiradaada ama Muqaladaada u sogeliso waxa aad racaysaa 2 badaan  Step .

  1. Marka u horaysa waxa aad samaynaysaa Folder ka aad ku kaydinayso Xogta.
  • App ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
  • Kadibna waxa aad doranaysaa Folder .
  • Waxa aad ku qoraysaa magaca kadibna Create ayaad tabsan
google drive
  1. Waxa aad ku kaydinaysaa xogta folderka 
  • Waxaa tabsanaysaa folderka 
  • Folder ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
  • Kadibna waxa aad doranaysaa upload .
  • Waxaa doranysaa xogta aad kaydinayso
Google drive

Google drive waxa uu kuu sahlayaa xog kaa lumi lahyd inaa ilashato waqti dheer adna heli karto xilli walba ama mel walba oo aad ka helayso internate iyo computer ama mobile .

GBWhatsApp

WhatsApp: Xalli ciladaha WhatsApp

Whatsapp waa Whatsapp wax laga beddelay kaas oo leh waxyaabo badan oo dheeri ah oo wax ka qaban kara wax ka badan inta uu qabto Whatsapp cadiga ah.

Hadaba nita badań wata pan lakzulanaa killed ah inwqtiga uu dhacay radna update garayso , hadaba appkn kumą jiro playstore wxaana dhacda inay kugu adkaato meel Aad kala sodegto update kii u danbeyey ,

WhatsApp

Hadaba si Aad u xalis cilladaan waa ina laso degto updadekii u dabeyey ee WhatsApp ka.

halkan kala soo deg whatsappka 👉🏾 Halkan

WhatsApp Cover : Sawir cover ah ayaa sari kartaa whatsAppka,

WhatsApp Business ka waxaa sari kartaa sawir cover ah sida social midis ha kale side facebookga ,twitterka Ama YouTube ka.

coverka WhatsApp Business waxa uu ka caawinkara inaa xog badan oo ku sabsan waxa whatsapp kaaga ku sogudbiso,

intadban farin ayaa so dhexgasha wadahadala aan lasamynay macaamisheenne taas o kuu tilmaamaysa inaa whatsapkaaga sari karto cover, hadis aysan kuu so boxing waxa Ada racaysaa talaboyinka muqaalkan