Google drive 3

Google Drive:  Sawida mobilkaaga ku jita u kaydso online ahan

Google drive: Waa app ama website aad ku kayd san karto Muqalada, Sawirada iyo Documentiyada .

Google drive app inta badan waxa uu ku yimaada talefanada andriod ka ah lakin hadii aad wadato IOS ama iPhone wa inaa la so degtaa .

Google drive ma ahan bilaash lkin waxa uu ku sinaya 15GB oo bilaash ah hadii aad isticmasho 15ka GB waxa aad u bahantahay inaa iibsato GB dheeri ah waxaadna u bixinaysaa bille ama sanadle. 

Si aad sawiradaada ama Muqaladaada u sogeliso waxa aad racaysaa 2 badaan  Step .

  1. Marka u horaysa waxa aad samaynaysaa Folder ka aad ku kaydinayso Xogta.
  • App ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
  • Kadibna waxa aad doranaysaa Folder .
  • Waxa aad ku qoraysaa magaca kadibna Create ayaad tabsan
google drive
  1. Waxa aad ku kaydinaysaa xogta folderka 
  • Waxaa tabsanaysaa folderka 
  • Folder ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
  • Kadibna waxa aad doranaysaa upload .
  • Waxaa doranysaa xogta aad kaydinayso
Google drive

Google drive waxa uu kuu sahlayaa xog kaa lumi lahyd inaa ilashato waqti dheer adna heli karto xilli walba ama mel walba oo aad ka helayso internate iyo computer ama mobile .

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *