iphone-s22-1

iphone 14 plus iyo Samsung s22 Plus: kee ayad ibsan lahyd ?

Waxen isbarbardhig ku samaynaynaa Iphone 14 plus iyo samsung s22 Plus , si Aad u ogaato midka uqalma naad iibsato

Apple, oo soo bandhigtay taxanaha iPhone 14 usbuucii hore, ayaa beddeshay istiraatiijiyaddeeda. Shirkaddu waxay go’aansatay inay joojiso taxanaha iPhone mini imago door bidaaya nooca iPhone 14 Plus, kaas oo ujeedadiisu tahay inaad qiime yar ku hesho khibradda shaashadda weyn ee iPhone pro ga. Iyadoo taleefanka casriga ahi uu sii socday iibka usbuucii hore, iPhone 14 Plus lama heli doono ilaa bisha soo socota.

Waxaa jira talefoono badan oo casri ah oo yaala suuqa maanta kuwaas oo lagu heli karo qiimo la mid ah kan iPhone 14 Plus. Samsung’s Galaxy S22 Plus waxa uu ka kooban yahay waxyaabo badan oo aan iskula barbardhigi karno iPhone 14 plus ka. 

Marka maqaalkan, waxaan is barbardhigayna iPhone 14 Plus iyo Samsung Galaxy S22 Plus si aan u ogaano taleefanka casriga ah ee u qalma inada iibsato.

Tags: No tags

One Response

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *