iphone-1-2

IPHONE KA CUSUB MALAHAN SIM KAADH

Taxanaha cusub ee iPhone 14 malahaan doono SIM-ka oo lafta ah gudaha Mareykanka, waana kuwan wax walba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato isbeddellada cusub.

Apple ayaa soo bandhigtay taxanaha cusub ee iPhone 14 7badii Sebtember, oo ka kooban iPhone 14, iPhone 14 Plus, iPhone 14 Pro, iyo iPhone 14 Pro Max . Taleefannada cusub waxay ku qalabaysan yihiin Apple A15 Bionic, iyo A16 Bionic chipsets,

Apple waxay u muuqataa inay isbeddelo muhiim ah ku samaynayso iPhone-yada loo sameeyay suuqyada Maraykanka. Isbeddelka muhiimka ah waxay tahay in meesha laga saaray SIM-kaadhka, kaas oo lagu beddeli doono eSIM gudaha dalka maraykanka. dadka safra waxay ku qasbanyihiin ka hor intaysan safrin waa inay iPhone-kooda cusub ka soo iibsadaan wadamo ay ka mid yihiin Kanada, Mexico, ama xitaa Yurub – maadaama aaladahaasi ay leyihiin SIM-kaadhka.

Waa maxay SIM ?

Waa maxay eSIM ?

Sidee ku samaynaysa u wareegidda eSIM ka 

Waxaa jira faa’iidooyin badan oo ku saabsan u beddelashada tignoolajiyada eSIM, qaar badan oo ka mid ah ayaa nolosheena fududeyn doona mustaqbalka fog, laakiin sidoo kale waxaa jira dhowr waxyaalood oo khatar ah .

Faa’iidooyinka eSIM-ka

Maadaama aysan ahayn kaar laf ah, way fududahay in la beddelo networkiga mobilada. Looma baahna inaad dalbato SIM kaar cusub isaga ayaa lamab labad dul saari kartaa. Shirkado badan ayaa sidoo kale bixiya noocyada lafta ah iyo eSIM labadaba, oo haddii aad leedahay qalab la lagu iticmaali karo waxaad boqan kartaa shirkadda kuugu dhow iee bixisa lafta SIM-ka iyo eSIM labadaba.Inta badan taleefannada casriga ah oo ay ku jiraan iPhone Xs iyo wixii ka dambeeya, Taxanaha Samsung Galaxy S20 iyo wixii ka dambeeya, Google Pixel 3, iyo jiilalka waaweyn ayaa durbaba bixiya eSim oo ay weheliyaan booska kaadhka nano-SIM ee lafta ah. Haddii aad u safarto dibadda oo aad hesho SIM kaar cusub si aad u gasho internet-ka, waxaad si fudud gelin kartaa kaarka ama aad ku xiri kartaa lambar kale adiga oo aan ka saarin SIM-kaadhkaga ee hadda ku jira mobilekaaga. 

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *