KUEX

KUEX – Ma runbaa mise waa Scam | Full Review.

Waxaa jira Lacag loo yaqaan ‘Cryptocurrency’ waa nooc ka mid ah lacagta dhijitaalka ah.

Waxa ayna u shaqaysaa si ka duwan lacagaha aynu isticmalo ee ay soo saaraan dawladuhu (sida shillin soomaaliga ama doollarka), lacagaha loo yaqaan ‘cryptocurrencies’ waxay ku shaqeeyaan shabakado baahsan oo ku salaysan tignoolajiyada blockchain.

Hadaba waxa aad lacag ugaga samayn kartaa Cryptocurrency dhowr kan qaab.

  • Maalgashi: In aad iibsato coins ka Sida Bitcoin, Ethereum iyo kuwa kale ee lamidka ah aadna ahysato ilaa inta qiimahooda uu ka kacaayo. qaybtaan waxaa dhici karta inaa faaiidada hesho sanado kadib.
  • Mining: Hadii aad aqoon fican u ledahay crypto ga waxaa aad samayn kartaa Coins cusub oo Bitcoin, Ethereum ama coins ka kale ah. qaybtaan waxa aad ubahantahay mashiino waa wayn oo kuu main greeya coinska kharashka kaagabaxayna aad ayuu u badnaanayaa.
  • Trading: Cryptocurrency trading waa iibsashada coinska adiga oo waqtiyeynaya si aad faido uga hesho waqti kooban, Waxaana inta badan lagu trade gareeyaa BTC/USDT, ETH/BTC iyo qaar kale. Hadaba qaybtan waa qaybta aan uga hadlayno Qormadan

Waa maxay KUEX ?

KUEX Exchange waa trading platform oo loogu talagalay traders ka adduunka oo dhan. Waxay diiradda saartaa sidii loo heli lahaa fursado maalgashi oo wanaagsan oo hantida digitaalka ah ‘Cryptocurrency’. Platform kan waxa uu bixiyaa in ka badan 40 digital asset products oo kala duwan iyo adeegyo maalgashi. Waxana mulkiilayaasha kuex fadhigoodu yahay Canada

KUEX Exchange waxa uu kamidyahay adeeg bixiyayaasha ugu sarreeya ee lacagaha blockchain. Waxay u adeegaan malaayiin traders ah oo ka kala yimid in ka badan 130 waddan.

Shirkaddu waxay xafiisyo iyo xarumo hawleed ku leedahay meelo ay ka mid yihiin Singapore, South Korea, Hong Kong, Shiinaha, iyo kuwo kale, lakin ma ahn xafiisyo leh adress lagaranyo.

Halke xarunta Kuex kutaal ?

Kuex malahan xaru loogu soo hagaago marka laga yimaado teamam iyagu si iskood ah isu dhisay, goobaha keliya ee laga helikaro ama aad kala xiriiri karto waa appka Kuex ama emailka.

Ma Scam ba mise waa ma ahan ?

Webka iyo Appka Kuex lama yaqaano dadka iska leh xogo dheeri ahna lagama hayo taas waxa ay kenaysa in shaki badan lageliyo platformkan run ahaan shihiisa.

Marka loo eego trustpilot waxaa so baxaya in ilaa 43% ay dadku ka bixiyeen review aan wanaagsanayn.

Sababaha Logu malayn karo inuu scam yahay.

Waxa jira dhowr sababood oo loogu malayn karo inuu scam yahay ama inusan run ahayn.

  • Lack of Contact Information: Waxa keliya aad kala xiriiri karto waa chat suppor taasna ma ahn mid ku filan run ahaanshahooda
  • Negative Reviews: in kabadan 40% dadka ka faaloday waxa ay kaso gudbinayaan war aan wanagsanayn.
  • No Verified Social Media Accounts: shirkadan waxa ay u adegtaa Malaayiin qof, dhamaan baraha bulsha ay ku leyihiin mahan kuwo verified ah tasna waxa ay yaraynaysaa kalsoonida lagu qabi kato.

Ma laga samayn Karaa lacag faaiido ah ?

Marka laga yimaado cabsida laga qabi karo in aad kuwaydo hantidaada, waxaa jira malaayin qof oo iska indhatiray digniinaha platform kan. wali majirto cid si toos ah lacagooda loga dhacay, dhamaan dadka kujira groupyada telegram ee kuex waxa ay tilmaamayaan inay faaido ka heleen, waana hubaal in lacag laga faaiday inta ay jirtay hadda, 50% in kabadan ayaad ka helaysaa bishii marka loo eego hantida qofku uu gashto. lakin waxaa jira qaabab la isku dhaco taas oo ah in signalo dheri ah la isusoo diro taas aad ku khasarayso, ayna dhici karto in lagu timaamo mid kale oo aad ku faidayso taasna ay keento inaa dhowrjeer lacago badan aad qasarto.

Ugudanbayntii

Ugu danbayntii baarazon masuul kama ahan hadii aad maalgshato platformkan aadna ku waydo hantidaada, waxa ay masuuliyada nasaran tahay inaan so bandhigno waxayalaha ku cusub dhulka somalida iyo caalamka.

Hadii aad diyar u tahay inad maalgashoto aadna u bareerto khatarta platformkan waxa aad ubahanthay inaad hesho invite code kaas oo la aantiis adan isdiwangelin kerin. hadaba si aad isu diwan gelios stepskan mar.

10 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *