In Kabadan 2.5 Bilyan Oo Qof Ayaa Cunto Ka Dalbaday Online-Ka Sanadkan 2023 Iyagoo
Isticmaalaya Food Delivery Apps Waxaana Lafilaaya Inay Kasii Badan Doonaan Sanadaha Soo
Socda Iyadoo Laqiyaasaayo Sanandka 2027, In Dad Ku Dhaw 1 Trillion Inay Cunto Ka
Dalabadaan Online-Ka.
Waxaa Sare U Kacay Dakhliga Cuntooyinka Online-Ka Laga Dalbado Ayadoo Lafilaayo Sanadkaan
Inuu Sare Ukac 13% Sameeyo Waxaana Laqiyaasaya Laga Bilaabo Sanadkaan 2023 Ilaa 2027
Inuu Suuqu Sara U Kacayo Qadar Lacageed $1.65 Trillion.
Waa Kuwee Apps-Ka Ugu Caansan Ee Dadku Ka Dalbadaan Cuntooyinka?
Waxaa Jira Apps Badan Oo Ay Dadku Ka Dalbadaan Cuntooyinka Waxaan Kamid Ah
Uber Eats: Waa Mid Kamid Ah Apps-Ka Ugu Caansan Ee Cuntooyinka Laga Dalbado In Kabdan 80 Million
Ayaa Soo Dajistay Barnaamijkaan, Wuxuuna Kashaqeeya Ilaa 45 Wadan, Dalalka Ugu Badan Ee Laga
Isticmaalo Waxaa Kamid Ah Us, Japan, Canada Iyo Uk.
Doordash: Waxuu Kamid Yahay Apps-Ka Loogu Isticmaal Badan Yahay Waxaana Isticmaala In Ka Badan
22 Milyan Oo Qof Kuwaas Oo Si Maalin La’ah Uga Dalbada Cunto.
Chownow: Waxaa Isticmaala Dad Kabadan 5.7 Milyan Oo Qof Waxaana Sanadkii Lagu Qiyaasaa
Iibka Uu Sameeyo Inta Udhaxaysa 75m Ilaa 100m Waxaana Aad Looga Isticmaalaa Dalka
Maraykanka.
iib Intee Leeg Ayay Sameeyaan Sanadkii Apps Cuntooyinka Laga Dalbado?
Sanadkan 2023 Food Delivery Apps-Ku Ay Sameeynayaan Sales Kaasoo Lagu Qiyaasaayo Inuu Gaari Karo
Qadar Lacageed $324 Billion Waxaan Sabab U Ah Macaamiisha Cuntooyinka Dalbanaysa Oo Xadidkooda
Kor Ukacay Sanadkaan Aynu Kuguda Jirno, Waxaana Fududeeyay Isticmaalka Internet Oo Meel Waliba
Laga Helaayo, Dalka Hindiya Oo Kaliya Waxaa Laqiyaasayaa In $12.5 Billion Oo Sales-ah Inay sameeyeen
Apps Dalkaas laga Isticmaalo Waxaana Ugu Caansan Zomato Iyo Swiggy.
Nb: Ma Ka mid Tahay Dadka Online-Ka Cuntooyinka Kadalbada.
Baasto
Ayfun
Baasto baa doonayaa