wax badan ayaa tiknoolojiyadu aad u soo fududaanaysaa marba marka kadanbaysa , waxaa jirta marka aan aan rabno sawiradda Passport size ka inaan tagno goobaha sawirada lagu qaado waana, waa nooca sawir ee wali muhiim ka u ah goobaha sawiradda .
hadaba waxaa jira Apps kaa cawinaya inaad hesho sawir tayo ahan wanagsan cabirka ugu wanagsan ee sawirada haafka ahna kaaga dhigaya. Sidoo kale waxaad u bahanthay inaa swrika aad ku soo gasho meel iftiin isu dheli tiran leh , oo dhanna uusan iftin la aan ahyn.

hadaba App kan hoose waxaa loo yaqaan Bg Eraser waana nooca app ee kacawinaya nooc walba ee sawirada haafka ah , hadaba appkan muxuu ku wanagsan yahay.
- Appkan waxa uu sawirka marka hore ka saarayaa backgrounka ama wax yalaha kaa danbeya isaga oo aan sawirkaaga wax aan ka jarin.
- Waxa uu sawirkaaga kaaga dhigayaa cabirka aad u bahantahay isaga oo kusiinaya cabir walba oo laga dhigo sawiradda passport size ka.
- Waxa uu ka saarayaa hadii uu sawirkaaga shucaac lahaaa ama se usan ahyn focus oo uusan si wanagsan umuuqan.
Add a Comment