professional

Photographer: intaan uun baa ka dhiman si aad sawirada qurxoon u qaado

Hadii aad photographer tahay marka laga yimaado ku qaadidda sawirka camera wax yaalaha kale ee muhiim kuu ah waa hagaajinta sawirka ama editing ka.

Hadaba inta nadan waxa loo edit gareyaa si manual ah , sas oo keni karta inaa siwirka melaha qaar aad ka ilowdo editing ka ama sidii loo bahnaa xogaa ka hoseeyo.

Hadaba sadexdan app waxa ay kaa caawinyaan inaa one click ku hagaa jiso sawirda aad qaado , iyagoona intii hore ka sii quxbadnaanaya adigoona helaya features dheri ah.

ClipDrop

1. ClipDrop

Iftiin ku waa waxyalaha ugu muhiimsan ee sawirka hadaba App kan (ClipDrop) waxa uu kaa caawina dhinaca iftiinka waxa aadn re light ku samayn kartaa sawirkaag, waliba waxa aad uu awod kuu siinaya inaaiftiinkaaga aaad kadhigi karto midabka aad u baahantay.

2. Remini

Waxaa dhacda marmarka qaar sawirada aan qaadno in si lama filaan ah ay san focus u ahayn, markaan sawiro aan u qaadnay qaab qorxoon aynu isaka saarno, sababo la xiriira inaysan waadix u ahayn sidii aan u rabnay.

Remini

Hadaba Appkan (Remini) waxa uu kasaaraya sawirkaaga blur ka ku jira ama shucaaca ku jira isga oo isticmaalaya AI waxa uuna kadhigaya mid waa dix ah.

3. Lightleap

Background ka waxa uu ka mid yahay wax yaalaha ugu muhiimsan sawirada, hadii aad qaado sawiro background kooda uu furanayahay amase uu ka muuqdo cirku waxa qurxoon aad daruuro iyo wax yaalo kale oo muhiim ah ku so darto.

Lightleap

Hadaba Appkan (Lightleap) waxa uu kaa awinaya inaa bedesho background ka aadna ku soo darto daruuro iyo cir uu midabkooda aad u qurxoon yahay sona jidana macaa mishaada.

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *