web dev

Raac Talaabooyinkaan Si Aad Usamaysatid Website

Marka Hore Waa Maxay Website?

Website Waa Bogag Isku Xiran Kuwaas Oo Wadaaga Hal Magac (Domain)

Waamaxay Luuqadaha Laga Sameeyo Websiteka?

Website Waxaa Laga Sameeyaa Luuqado Kala Duwan Waxaa Kamid Html, Css, Javascript

Kuwaasoo Ah Luuqado Ugu Muhuum Ah Ee Loo Adeegsado “Web Development” Waana

Luuqadaha Ugu Badan Ee Websiteyada Lagu Dhiso, Luuqadahaan Waxaa Loo Isticmaalaa

Qaabaynta, Isku Xirka Bogaga Iyo Nashqadaynta Websiteka.

Xagee Ka Baran Karaa Luuqadaha Lagu Dhiso Websiteyada?

Waxaa Jira Website-Yo Badan Oo Aad Kabaran Kartid Luqadaha Lagu Dhiso Website-Yada

Waxaana Kamid Ah.

W3 Schools.Com:  Waa Mid Kamida Website-Yada Ugu Caansan Ee Bixiya Web Development,

Wuxuuna Bixiyaa Free Courses Sidoo Kale Shahaado Web Development Ku Saabsan Waad Ka

Diyaarin Kartaa.

Youtube.Com: Youtube Waa Mareeg Aad Kaheli Kartid Web Development Videos, Waxaan

Kujira Kumaan Videos Oo Ku Saabsan Sida Website Loo Dhiso Adigoo Ku Helaya Luuqad

Waliba Aad Ubaahatid.

Khan Academy.Org: Waa Mareeg Laga Leeyahay Wadan Maraykanka Waxaan La’aasaasay

2006 Waxay Bixisaa Courses Free Ah Oo Ka Mid Tahay Web Development (Dhisida Websiteyada).

Gunaanad

Hadii Aad Ubaahantahay Inaad Noqotid Qof Web Developer Ah Waxaa Muhiim Ah Wakhti

 Iyo Dadaalba Inaad Galisid Sidii Aad U Baran Lahay Dhisida Website-Yada, Markii Aad

Fahantidna Waa Inaad Practical Badan Ku Samaysid Iskuna Day Inaad Website Dhisi Kartid,

Markastana Allah “Swt” Kaasho.

Wabilaahi Tawfiiq,

11 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *