hamster-kombat-kombat-hamster-gI

Hamster Kombat: Lacag Maka samayn kartaa

Hamster Kombat Waa midka ugu caansan ee tap-to-earn (T2E) blockchain game ka Telegram ka, Waxa uu hadda xirriir la yeshay crypto exchange Bitget, kaa soo fursad u sinaya isticmala yaasha inay airdrops kooda ku helaan bilaa Gas fee, Heshiiska wuxuu yimid xilligiisa ku habboon oo ku aaddan xiliga lasoo daynayo HMSTR, bisha Sebtembar 26.

Hamster Kombat waxay bixinaysaa 60% Airdrop oo Token Supply

Waxa ay suuqa crypto ku jirtay ilaa March 2024, bilo yar kadib waqtiga lasoosaaray waxa ay soo jidatay malaayiin qof oo kamida bulshada gaming ka ee web2 iyo web3.

Mashruucan ayaa garay 100 million 2 badii usbuuc ee u horaysay marka uu soo baxay, intaa wixii kadanbeysay waxa uu kusocday xawaare waxa uuna helayey isticmaalayaal badan ilaa uu kagaray 300 million oo isticmaale ah aduunka oo dhan.

Iyada oo ka faaidaysanaya Guushan ay gaaratay, Hamster Kombat waxay qorsheyneysaa inay ku abaalmariso isticmaaleyaasha daacadda ah airdrop weyn dhamaadka bishan. Sida ku cad Whitepaper ee mashruucan, kooxda waxay qorsheyneysaa inay u qaybiso 60% ka mid ah 10 bilyan oo token ah ciyaartoyga u qalma.

Marka la qaybiyo, hantida dhijitaalka ah waxaa laga heli doonaa exchanges waaweyn sida Bitget, Bybit, OKX, KuCoin, iyo Gate.io.

Qaabkee uga faaidaysan kartaa

Hamster Kombat waxa uu ku samasan yahay Telegram waxa aadna u bahantahay inaad isku diiwaan geliso telegram account kaaga.

Maadaama uu yahay tap-to-earn (T2E) waxa aad ubahantay inaad shaashada taabato ilaa inta aad awood u yelanaysaa inaad kamidnoqoto dadka helaya Airdrop ka ugu badan.

Linkigan raac si aad isga diiwaan geliso Hamster Kombat

Hadii aad tahay qof ay ka goantahay inuu lacag ka sameyo waxa aan samaynay Telegram account aan uga hadlayno COINs ka ugu wanagsan ee aad maal gashan karto iyo inaan analysis kuugu samayno Tokens ka aad u bahantahay, Taabo halkan si aad noogu soo birto

KUEX

Kuex: Waxaa is xiray appka Kuex.

Appka KUEX exchange ayaa laxiray waxaana kaga luntay dadka somaaliyeed lacago aad u badan, Hadda ka hor ayey ahad markii lagu dhacay dadka somaliyed Appska 2139 iyo Cbex.

Hadii aad booqato appka waxa uuku so sarayaa error, lakin hadaa isticmasho VPN waxaa dhici karta inaa gudaha u gasho Hadii aad nasiib ledahayna waxa dhici karta inaa account kaaga aadgasho.

hadii aad account ka aad ku lahayd KUEX isku daydo inaad gasho waxa uu so saryaa errorka oo ah in accountkaaga la lock gareeyey.

Hadaba ka taxadar shirkadaha aan la aqoon cida iska leh ama scAmerska ah, waxa aad kuwaayi kartaa lacagaahaaga sida hada dhacday ama horay u dhacday.

Hadii aad tahay qof ay ka goantahy inuu lacag sameyo waxa aan samaynay tegram account aan uga hadlayno COINs ka ugu wangsan ee lamaal gashan karo aadna lacag ugaag samayn karto waqti kooban.