KUEX

Kuex: Waxaa is xiray appka Kuex.

Appka KUEX exchange ayaa laxiray waxaana kaga luntay dadka somaaliyeed lacago aad u badan, Hadda ka hor ayey ahad markii lagu dhacay dadka somaliyed Appska 2139 iyo Cbex.

Hadii aad booqato appka waxa uuku so sarayaa error, lakin hadaa isticmasho VPN waxaa dhici karta inaa gudaha u gasho Hadii aad nasiib ledahayna waxa dhici karta inaa account kaaga aadgasho.

hadii aad account ka aad ku lahayd KUEX isku daydo inaad gasho waxa uu so saryaa errorka oo ah in accountkaaga la lock gareeyey.

Hadaba ka taxadar shirkadaha aan la aqoon cida iska leh ama scAmerska ah, waxa aad kuwaayi kartaa lacagaahaaga sida hada dhacday ama horay u dhacday.

Hadii aad tahay qof ay ka goantahy inuu lacag sameyo waxa aan samaynay tegram account aan uga hadlayno COINs ka ugu wangsan ee lamaal gashan karo aadna lacag ugaag samayn karto waqti kooban.

New Project

2139 exchange: Sida aad uga badbadi karto in lagu SCAM greeyo.

2139 exchange waa trading platform oo loogu talagalay traders ka adduunka oo dhan. Waxay diiradda saartaa sidii loo heli lahaa fursado maalgashi oo hantida digitaalka ah ‘Cryptocurrency’.

Hadda maxaa dhacay?

Dhamaan dadkii isticmalyey platform kan waxa ay qareen lacagahoodii si dhamaystiran, Markii u horaysay ma ahan oo qaabkan oo kale ay u waayaan lacagahooda dadka isticmala platformkan.

Waxay ahayd bishii labaad ee sanadkan markii sidan oo kale uu qof walba u khaaray lacagiihiisii si 100% ah, sidoo kale bishi lixaad sanadkan 2024 dad badan ayaa ku qasaray signal sadexaad oo ka baxsan signala da cidiga ah ee shirkadu soo dirto oo laba ahaa.

Maheli kartaa lacagihii aad lumisay?

Masuulka platform kan oo isku magacaabay Logan Smith ayaa tilmaamay hadii lacago cusub lasoo dhigto in qof walbaa uu helayo 10% lacagta cusub ee uu dhigto.

Marka aan eegno qaababkii lamidka ahaa ee horay udhacay bishi feb iyo june dhaman lacagihii laqasaaray ma soonoqon taas aan kafahmayno in ay lacagahanna ay lamid yihiin kuwii hore oo aysan so noqonayn.

Maka badbadi kartaa in lagu dhaco hadi lacagi kugu jirto.

Waxaa jira dad badan oo aan racin signalka manta lagu qaasay taas oo u badbaadisay lacagohoodii,

lakin waxaa jira qaab aad ku ogaan karto in signalka uu yahay mid scam ah oo lagugu dhacayo, signalka saxda ah waa 1% halka kuwa la isku dhacona ay yihiin 100%. sidoo kale waxaa dhici karta in uu kala duwan yahay title signalka taas oo iyana ah mid aad ku garan karto in lagu gu dhacay.

Ugudanbayntii

Dhamaan platforms 2139 iyo kuwa lamid ka ah malahan meel loogu hagaago taas oo ka dhigaysa inaadan helayn hantidaada meel aad ugu hagaagto hadii si khaladan aad kuwaydo hantidaada. hadaba baarazon kugulama talinayso inaad gasho platformskan iyo kuwa lamidka ah.