cyber

WAX KA OGOW CYBERSECURITY

Waa Maxay Cybersecurity?

Cybersecuirty Waa Nidaam Ama Hab Lagu Ilaaliyo Xogaha Computers-Ka Waxaana Laga ilaalinaya

Weerada Cyber-Ka.

Sidoo Kale Waxaa Loo Isticmaalaa in Lagu Difaaco Nidaamyada Xogta Iyo Shabakadaha

Computers-Ka Iyadoo Laga ilaalinaayo Weerarada Cyper-Ka Ee Sharcidarada Ah, Waxyaabaha

Ugu Muhiimsan Ee Larabo in La Sameeyo Markii Cyper Attack Yimaado Waa in La Falanqeeyo

Riskiga, Qorshaynta Iyo in La Qaado Tallabo Lagu Ilaalinayo Xogta.

Qofka Cybersecurity Expert Bishii Waxaa Lagu Qiyaasaa in Mushahar Ahaan Uqaato $10700

Shirikaadka Qaybtoodna Waxay Bixiyaan intaas inkabadan.

Xagee Kabaran Karaa Cybersecurity?

Waxaan Jira Coursooyin Jaamacadaha Dalku Bixyaan Laakiin iminka inagu Waxaanu Halkan Kusoo

Gudbinaynaa Websites-Ka Onlineka Ee Laga Barto Cybersecurity-Ga

Coursera– Waa Website Bixaya Koorsooyin Bilaash Oo Kusaabsan Cybersecurity-Ga

Udemy– Waa Website-Kaan Waxaa Lagu Bixiyaa Korsooyin Online Ah Waxaana Bixiya

Xirfadlayaal Takhasus Uleh Koorsada Ay Bixinayaan Waxaana Kahelaysaa Koorsada

Cybersecurity-Ga.

Khan Academy– Waa Website Bixiya Koorsooyin Online Ah Waxaana Kahelaya Koorsoonyin

Badan Oo Kusaabsan International Technology (IT) Waxaana Sidoo Kale Ku Jira Cybersecurity.

NB: Waxaa Jira Shahaadooyin Ku Saabsan Cybersecurity-ga Oo Aad Diyaarin kartid Si Aad Aqoon Dheeri

Ah U Heshid Waxaana Kamid Ah CEH (Certified Ethical Hacker), CISSP (Certified information System

Security Professional), iyo SSCP (System Security Certified Practitioner)

Tags: No tags

12 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *