19182_2659450_pins_updates

WhatsApp: Feature kan ayaa ku ogolanaya inaa qariso lamabarkaaga.

Feature kan cusub ee whatsapp ka ayaa isticmaalayaasha u ogolaanaya inay wada hadlaan iyaga oo aan la arkayn lamabardooda.

Whatsapp ka ayaa hadda samaynaysa PIN feature cusub oo macaamiisha u ilaalinaya xogohooda shaqsiyadeed.

Feature kan cusub ee whatsapp ka ayaa isticmaalayaasha u ogolaanaya inay wada hadlaan iyaga oo aan la arkayn lamabardooda.

Marka loo eego WABetainfo, Whatsapp Beta Update ka ugu danbeeyay ee androidka 2.24.18.2 ayaa lagu so daray xogo ku saabsan PIN feature ka.

shirkada ayaa hadda u ogolaatay dad koban si ay utijaabiyaan feature kan waxa uuna feature kan sinaya inay ku xiraan PIN kadibna ay geliyaan Username si ay u qariyaan lamabardooda.

Ilaahada shirkadda ma soo bandhigin xiliga uu so baxayo feature kan madaama developerska ay weli ku howl jiraan.

Sidoo whatsapp ayaa ka shaqaynaysa ianay isla feature kan ku soo darto option kuu ogolaanaya inaa blok garayso fariimaha ka imanaya dadka aadan garanayn (unknown senders)

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *