WhatsApp Qari WhatsApka profile photo : whatsappka waqtigii hore profile ka hadii Aad rabto inaa qariso waxa ay ahayd Ina qof gara ka qariso ama dada contactga kuch jira dad agra u ogolato.
lakin hadda waxa Aad kasada xiri karta dhaman asxaabtaa .
hadaba si Aad u samyso waxa Aad tagaysaa
- sadexda dhibcood kor taabso.
- Sitting ka dooro.
- Account dooro.
- Privacy ga tag
- Profile photo dooro kadibna wax Aad ka dorataa
- No body


Garisa
Moderate