Twitter-rebrands-X

Twitter: Maxkamadda sare ee Brazil ayaa amartay in xiro barta X

Maxkamadda sare ee Brazil ayaa amartay in xiro barta X ee horey loo oran jiray Twitter lagana mamnuuco Brazil, waxaana lagu ganaaxaya qof kasta oo isku daya inuu nidaamka xannibaada ka gudba ee VPN u adeegsado si uu u booqdo bartan $8,874 maalintii.

Go’aankan ayaa ka dambeeyay markii maxkamadda sare ee Brazil ay horey usoo saartay amarro lagu xirayo xisaabaadka “ay leeyihiin taageerayaasha madaxweynihii hore” oo lagu eedeeyay inay faafiyeen macluumaad marin habaabin ah oo ujeedadu tahay inay abuuraan jahawareer.
Laakiin milkiilaha bartan, Elon Musk ayaa diidday go’aanka isagoo ku tilmaamay mid lagu caburinayo xorriyadda hadalka.

Ka faaiidayso

Hadii aad rabto inaa crypt ga xog ka ogaato sidoo kalena aad lacag ka samayso ku soobiir Telegram account kan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *