youtuber

Youtube: Hel muuqaaladii kaa lumay

Youtube ka waxa aan dawanaa muqaalo badan malinkii , shorts ama muqalada caadiga , lakin waxaa dhici karta inaan ubaahano muqaaladii aan horay u soo dawanay, lakin aynaan garanayn channelkii la so geliyey muqaal kaas.

Waxaana dhici karta hadii aadan aqoon trick gan inaa sidaa ku waydo aadna uga niyad jabto baa ritaankiisa, lkin youtube ka waxa uu leyahay feature kuu sahlaya inaad aragto muqaaladii aad oray usoo dawatay.

Waxaa jirta in Tiktok ga uu leyahay watch history , youtubekana waxa uu leyahy featurekaas waxa aad na helaysaa muqaal walba oo aad so dawatay, shorts ama muqaalada dhaadheer.

hadaba si aad u hesho muqaaladii hore waxa aad taabsanaysa sawirka profile ka ee dhinaca midig ee kor, kadibana waxa aad doraysaa Time watched kadiba waxa aad arkaysa qoraal buluug ah ay ku qorantahay Watch history kaas ayaa taabsanaysaa,

Halkas waxaa kaaga soo baxayo muqaal walba oo aad soo dawatay shorts ama muqaalada dhaadeer

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *