2apps

2 App oo xoog kuu anfacaya

Apps kan hoose ee aan halkan kugu la wadahyno waa apps aan islenahay wax badan ayey ka bedelayaan social midia haaga, dhanka dubitaanka iyo muqaal laso degidda.

labadan app wxa aad ka helaysaa play store ka waana apps bilaash ah, wax tarkoodana aad u wanaagsan yahay, hadaba labadan app ayaa kala ah.

1. Aha save

Inta badan marka aan rabno inaan kala soo degno muqalada iyo sawirada platforms ka kalduwan ee baraha bulshada waxa aan la soo degnaa apps ka duwan, tusaale hadaan rabno tiktok ama instagram inaan muqalo kala soo degno waxa aan la sodegnaa laba app oo kala duwan si aan midwalba muqladisa ula so degno.

lkin appkan waxa uu kaa cawinayaa inaa dhamaan baraha bulshada aad kala so degto muqaalada iyo sawirada adogoo appkan keliya isticmalaya.

Hadaba qaabka aad u isticmalayso appkan keliya waxaa ubahantahay inaa laso degto appkan kidibna aad muqaalka aad rabto lomkigiisa copy dehdo appka yaa si automatic usoo qabnaya muqaalka kadina download ayaad taabsanaysaa.

2. Teleprompter

Marka aad rabto inaa muuqal duubayso waxaa dhacda inaa inaa waxyalihii aad ka hadlaysay aad qaar kala ilowdo, hadii aad qoratona script waxa dhacaysa inaa camerada ka jensato oo aad eegto script iga, hadaba appkan taas ayuu kaa cawinaya waxa aadna script iga aad kuqoranaysaa shaashada mobilkaaga waxa aadna ku duubaysaa muqalka camerada hore .

adiga oo akhrinaya scriptiga ayaa muuqalkana dubi karta, hadaba app kan waxa uu kuu sahlayaa inaa duubto muqaal qurxoon oo aan lahayn joogjoogsi.

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *