photo

Photoleap

Endless options to make your photos pop! Enhance and adjust, take things up a notch with blending & animation, or use AI to make art and out of this world scenes.

Transform your images with Photoleap, the most powerful photo editing app on the market! Whether you’re an artist, or you just simply love to edit & create, you’ll be blown away by all the creative possibilities packed into this sophisticated photo editing app.

Check out Photoleap’s new features!

* AI image generator to create the photos you dream of

* First-in-class AI tools will help you create astounding digital art, just by typing the idea you’re imagining

* Speed up your photo editing with a powerful AI baseline creation that you can work off of & add more photo effects to

* Add motion to your photos! Create live photos with 3D effects.

* New photo animator tools to edit pictures & make your photos come alive with effects and 3D edits.

Use your AI art creations as the cover art for an album, a selfie background, or just to share with your friends. Go wherever your imagination takes you, & continue to edit your creations with Photoleap’s advanced photo editing tools.

From layers and blending modes, to photo filters and effects, brushes, fonts, tonal adjustments, film, black and white and duo presets, with Photoleap photo editor, you’ll turn the ideas in your head into brilliant art right on your phone. Unleash your creativity and start transforming photos into works of art.

Creative Combinations

• Superior photo mixing. Superimpose images, create double exposures and surreal iPhone art

• Sophisticated Layers! Combining photos made simple, plus the ability to re-edit each layer at any time

• Photo Blending: Adjust blending modes, transparency, and transform (perspective change) images

• Change the background of your photo with your fingertips

Artistic Masterpieces

• Use the collage maker to collage photos together to tell a story

• Add text to photos, draw, or doodle on your image

• Utilize cool tools to create graphic designs, street art, abstract and contemporary masterpieces

• Use our one of a kind photo filters to set mood

• Set the mood in any season with our sky photo editor

• Create professional-looking social media posts, flyers or posters for your business

• Have some fun and easily create memes that will keep you laughing

• New packs designed just for you, added all the time: light leaks, filters for pictures, elements, stickers for photos, styles, backdrops, fonts, effects, and brushes.

Image Correction & More

• Masking built-in to nearly every tool, with smart new quick select brushes to save time

• Control & adjust it all: tonality, color, grain, vignette, fade, structure, intensity and much more

• Colorize images and apply beautiful gradients with duo filters

• Quick blemish/object remover to get rid of defects

• Easily resize and crop images while keeping aspect ratios intact

• Blur photos for effect or privacy

Pro Editing

• RAW support

• 16 bit image depth support for high quality tonal adjustments

• You can set the size of your canvas

• Not done editing? Photo sessions are auto-saved, simply continue later

caawiye

Caawiye app

Caawiye Question and Answer waa goob su’aalo iyo jawaabo ah oo aad wax ku weydiin karto ama aad ka jawaabi karto su’aal, oo aad la wadaagi karto aqoontaada. looguna talagalay dadka xiisaha u leh ee raba inay wax badan ka bartaan adduunka mawduucyada sida cashirada schooka, jaamacadaha, sayniska, farshaxanka, ganacsiga, dhaqaalaha, siyaasada iyo dhaqanka. Astaanta udub-dhexaadka u ah abka waa xog-ururin ballaadhan oo su’aalo iyo jawaabo ah, oo daboolaya mawduucyo kala duwan, oo ay ku jiraan manhajka waxbarasho. Waa meel fiican oo aad jawaabaha uga heli karto dhammaan su’aalaha ka gubanaya, ama aad wax badan uga barato mawduuc aad xiisaynayso.

Caawiye app waxa kale oo ku jira dhowr astaamood oo gaar ah si ay uga caawiyaan isticmaalayaasha inay ku xidhmaan oo ay la macaamilaan kuwa kale. Tusaale ahaan, abka waxa ku jira nidaam kooxeed u oggolaanaya isticmaaleyaasha inay ku biiraan ama abuuraan Group guud iyo kuwa gaarka ah labadaba, taasoo u sahlaysa inay ku xidhmaan kuwa kale ee ay wadaagaan danahooda. Intaa waxa dheer, abka waxa uu leeyahay nidaam farimo ku dhex dhisan oo awood u siinaya isticmaaleyaasha in ay wada sheekaystaan, Tilmaamaha kale ee xiisaha leh ee Caawiye app waa su’aalihiisa ra’yi ururinta (poll), taas oo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay ururiyaan fikrado iyo faallooyin mawduucyo kala duwan oo ka yimaada isticmaalayaasha kale.

Astaamaha caawiye app

weydii su’aal hel jawaab

abuur ama ku biir groups

ka jawaab su’aalo oo la wadaag aqoonataada bulshada caalamka

la sheekeyso oo fariin is dhaafsada isticmaalayaasha (chat with users)

adobe-podcast

Uduub codkaaga sida ugu wanagsan

Marka aan muqalada dubayno waxa aan isticmaalnaa external microphone si aan codkeenna uga dhino mid la dhagaysan karo, waayo camerada microphone keda ma ahan mid wanaagsan, qaar inaka mid ahna ma awodan ama ma haystaan microphone.

Taas macnaheedu ma ahan hadii adan haysan microphone inaadan duubi karin cod qurxoon oo soojiidasho leh. Hadii aad wax ku duubto camerada mobilkaag ama camerooyinka kale isticmaaasho microphone koodana codka ay noise ama jabaq badan ay jirto xalkeda ayaan kuu haynaa.

ai

Waxaa jira AI bilaasha ah oo kaa cawinaya ina codkaada aad kadhigto mid ladhagaysan karo, waxa uuna kasaarayaa dhaman jabaqda, dhabaysha iyo echo da ku jirta codkaada, waxa uuna kasoo sarayaa mid nadiif ah oo wadix ah.

adobe ai

Keliya waxa aad ubahantahay in codkaada uu yahay mid lamaqli kato oo aysan kabadnay dhabaysha ama uusan ahayn mid gaaban oo ay adagtahay in lafahmo, sidoo kale waxa aad ubaahantahay inaa codkaada ku safe garayso Format ka MP3 ama WAV.

Intaas kadib waxa aad boqanaysaa websitkan adobe podcast, waxa aadna gelinaysaa codkaada waxana sugaysaa inta uu prosess ka dhamaynayo waxayna qadataa ilaa 3-10 daqiiqo , iyada oo ku xiran tahay inta codkaaga uu le egyahay.

AI gan bilaash ka ah waxa uu maalinkii kuu ogolyahay inaa ku hagaajiso 1 saac cod soconaya iyo ugu badnaan 500MB cod ah.

adobe ai
Apple-iPhone

Ha iibsan talefan adigoon iska hubin

Hadii aad rajaynayso inaa ibsato talefan iphone ah waxa aad u bahantahy inaa wax yalo badan aad iska hubiso.

Waxaa dhici karta in lagaaga aibiyo talefan la isticmaalay cusayb ahaan ama mid fake ah lagaa iibiyo iyada oo lagaaga dhigayo orignal.

Hadaba waxa aad ubahantay inaa iska hubiso dhowr waxyaalood oo kuu tilmaamaya nooca talefanka aad iibsanayso.

1. hubi in talefankaaga horay lo isticmalay

Waxa marmarka qaar dhacda in taefan la furay ama la isticmaalay in dib box logu so rido isaga oo laga dhigayo cusayb hadaba kahor inta aadan cartoonka furin laguuna tijabin si aad isaga hubi in horay lo isticmaalay geli IMEI halkan

Hadii mesha ugu horaysa Past First Activation ee ay kuqorantahay ay tahay NO micnaheda waa in talefankaaga cusub yahay adigana aad noqnayso qofka u horeeya lakin hadii ay ku qorantahay Yes waxa ay kadhigantahay in talefankaas horay loo isticmalay,

Sido kale waxa uu kutusinaya xilliga la furay talefankas mesha ay kuqorantahay Estimated Purchase Date

2. iska hubi talefankaaga modelkiisa

Iphone ka waxa u leyahay models kala duwan kuwaas oo midwalba wax gaar ah kuu shegayo, Hadii aad celis ahaan ku iibsanayso talefan iphone ah waa inaa iska hubiso meshaan waayo waxa aad ogaanaysaa noca iphone uu yahay.

Hadaba waxa aad tegaysaa Setting kadibna General kadibna About mesha ay ku qoranatahay model Number

  1. Hadii uu ka bilaabmo M talefankaas waa cusayb
  2. Hadii uu ka bilaabmo F talefankaas waa Refurbished device ama shirkada aya dhib uso hagajisay
  3. Hadii uu ka bilaabmo N talefankaas waa Replacement device ama mide lagu so bedelay talefan kale
  4. Hadii uu ka bilaabmo P talefankaas waa Personalized device
chatgpt

ChatGPT: sida aad ugu isticmali karto soomaaliya

ChatGPT waa AI aad loo hadal hayey bilihii udanabeyey waana mareeg soo jiidasho leh sida uu uga fal celinayo waydimaha la waydiiyo, waana maskac macmal ah oo ushaqaynaysa sida dadka ama ka wanagsan.

Mareegtan ayaa ku dhow inay hawada ka saarto mareegaha waydimaha ee google iyo bing,oo hadda ah kuwa ugu waa wayn ee lawaydiiyo waxyaalaha aad ubahantahay.

Hadaba somalia hadii aad joogto way adagtahay inaa hesho adeegyada chatGPT, hadaba si aad u hesho waxa aad u bahantahy inaad samayso labadan waxyaalood.

1. VPN

Si aad u bedesho locationka aad joogto waa ina hesho vpn aan kaa kala go ay midkan hosena waa midka ugu wangsan ee ku xalin kara

2. Lambar

ChatGPT si aadisu diwaan geliso waxa uu ubahanyahay inaa isku diwan geliso lambar aan ahayn kuwa dalka kena, ama aan ahayn kuwa dalalka aan laga ogolayn chatGPT.

App kuu bedeli kara chatGPT

App kan waxa uu kuu bedeli karaa chatGPT waxa uuna kuqaban karaa wax yaalo usan kuqaban karin chatGPT, Appkan waxa lagu magacaabaa ParagraphAI waxa aadna ka heli kartaa Andriod iyo IOS