ParagraphAI

ParagraphAI

About this App

ParagraphAI is a world-class multi-lingual AI writing assistant for students and professionals. Built by engineers who have worked at Meta, MIT and OpenAI, ParagraphAI is guaranteed to increase your productivity and writing quality. Use our AI writer to Instantly draft articles, respond to emails, and automatically ensure professional grammar and tone. Ask AI anything and save time on tedious tasks. Welcome to the power of human-AI collaboration!

Disclaimer We are in no way associated with OpenAI, ChatGPT or its affiliates.

Features:

WRITE articles, essays, emails, messages and outlines on any topic you desire. Simply describe your topic — “an essay outline on Macbeth”, “a report about increasing sales” — and ParagraphAI will produce perfect AI generated text in the format of your choice from a short paragraph to a detailed essay outline and essay. Adjust tone and voice to further fine-tune your GPT AI text.

REPLY to emails and messages in an instant. Copy and Paste any email or comment and get an immediate AI reply in your desired tone – just indicate approval or disapproval. Save time responding to emails and leave it to your AI writer.

coursa

Free Courses: Baro course walba aad ubahantahy si bilaash ah.

Waxaan ku faraxsahay inaan kuu helno app kan. meelaha ugu wanagsan ee wax laga barto waxaa ka mid ah internt ka ama inaa si online ah wax ka barato.

Hadaba waxa jiro mareego iyo barnaamijyo aad aqoon ka baran karto si bilaash ah, hadaba waxa aan kula wadaagaynaa app aad ka helayso course walba oo aaad u bahato isaga oo bilaash ah.

App kan waxaa loogu yeraa Cursa – Online courses waxa aadna kabaranysaa Facaltiyada jamacadaha iyaga oo bilaash ah waxa aadna ka helaysaa madooyinka aad ku dhigato facultigaaga ajamacadda .

Tusaale hadii aad IT barato waxa aad helaysaa madooyin badan oo IT ah markaana waxa aad kala baxaysaa maadoyinka aad ku barto jaamacadaada , sidoo aklena waaad dhiagan kartaa kuwa kale madama ay iyagana muhiim kuu yihiin,

hadaba apkan waxa aad kala so degaysa play store ka adoo raacaya linkiga ama downlaod bottom ka hoose

whatsapp 1

WhatsApp: Badi views ka status ka

Whatsappka waxaa jira apps badan oo aan u isticmaalno si aan features dheeraad ah aan u helno , marmarka qaarna waxa aan bedelnaa appka whatsapp ka inago isticmaalna modified whatapps sid GbwhatsApp ama TM.

hadaba app kan waxa uu kaa cawinayaa inaa hesho views badan dhanka status ka , waana app aad si fudud aad ku isticmali karto.

waxa aad racaysaa steps kan

  1. Marka hore waxa aad doranaysa RAG ama DUMAR midka aad rabto inay kuu eeg statuskaaga
  2. Kadibana waxa aad doraysaa dalka
  3. Lambarka ayaad gekinaysa ado kabilabya Hormuud 61, Telesom 63, Golis 90
  4. Kadina waxa aad donaysa inta lamabr ee aad rabto
  5. kadibna create ayaad oraynaysaa

tiktokk

Tiktok Waa u dhamaatay

Dowladda Mareykanka, ayaa sheegtay inay taageersan tahay sharciga u saamaxaya madaxweyne Biden,mamnuucista isticmaalka TikTok ee Shiinaha.

Sidoo kale, tignoolajiyada kale ee shisheeyuhu leeyihiin, ayaa khatar ku noqon kara amniga qaranka, sida ay sheegtay dowladda Mareykanka.

Kaaliyaha gaarka ah ee Aqalka Cad ee dhanka ammaanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in qaraarkan uu u ogolaanayo dowladda Mareykanka, in ay iska difaacdo faragelinta dowladaha kale.

Qaraarka ayaa waxaa ansixiyay labada xisbi, ee Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee Senate-ka.

friend-search-tool-logo

Friend Search Tool

About The App

Friend Search Tool – A Free and Easy-To-Use App

The Friend Search Tool allows you to search for contacts in your phone’s contact book and save them for massaging and chat on social media apps like WhatsApp, Facebook, Instagram, and others. With this tool, you can also make a list of all the numbers you have in your phone and send an invitation on one of the most popular social media apps, and you can also send an invitation via SMS.

Friend Search Tool is a perfect app for people who want to find friends for social media apps and for people who want to make a list of all the contacts in their phone to use for any purpose.

SPYAPPS

Jaajuus: 3 App oo talefankaa lagu jaajuusi karo

Talefankaaga waa lajaajuusi karaa , waxaana lagu soo dejin karaa Apps , kuwaas oo xogtaada ugudbinaya qofka talefankaaga jaajuusaya , nasiib daraduna waxa weeye inaadan ogaan karin lin lagu soo dejiyey talefankaaga

Apps kaan waxa ay kala yihiin

1. MOBILESPY

Appkan waxaa lagu duubi karaa cododka wici taanka aad samasyo waxa la dari karaa camerada talefanaaga sidoo kalena waxaa lala socon karaa dhamaan social media haaga ,Sida whatsappka Facebook ga iyo instagram ka .

2. UMOBIX

Appkan waxaa awood loo yelanayaa in labedelo sitting ka appskaaga, in farimo lagadiro account iyadaaad social mediaha, sidoo kale waxaa unflollow ladhihi karaa dadka kuugu jira ama Follow ladhihi karaa kuwo cusub

3. EVASPY

Appkan waxaa lagula scon karaa sawirda talefankaaga kuugu jira sido kale waxa uu duubi karaa wicitaanka aad samasyo ama calls ka aad samayso , sidoo kale fariimaha whatsApp ka aad dirto iyo waliba codadka whatsappka aad dirto ama laguu soo diro.

Hadaba sidee uga hortagi kartaa ?

waa inaa ka hubiso talefankaaga sitting kisa in apps degsan ay jiraam madama aanad kahelayn apps kan appska dhexdooda

waxa aad tegaysaa setting ka talefankaaga kadibna waxa aad doranaysaa system settings waxad kadonaysaa accessibility magacyada appska halkaas kaga so baxa waxa adan garayn off ayaad kadhigaysaa .

sidoo aklewaxaa u bahantay inaa ogato permission manager

2apps

2 App oo xoog kuu anfacaya

Apps kan hoose ee aan halkan kugu la wadahyno waa apps aan islenahay wax badan ayey ka bedelayaan social midia haaga, dhanka dubitaanka iyo muqaal laso degidda.

labadan app wxa aad ka helaysaa play store ka waana apps bilaash ah, wax tarkoodana aad u wanaagsan yahay, hadaba labadan app ayaa kala ah.

1. Aha save

Inta badan marka aan rabno inaan kala soo degno muqalada iyo sawirada platforms ka kalduwan ee baraha bulshada waxa aan la soo degnaa apps ka duwan, tusaale hadaan rabno tiktok ama instagram inaan muqalo kala soo degno waxa aan la sodegnaa laba app oo kala duwan si aan midwalba muqladisa ula so degno.

lkin appkan waxa uu kaa cawinayaa inaa dhamaan baraha bulshada aad kala so degto muqaalada iyo sawirada adogoo appkan keliya isticmalaya.

Hadaba qaabka aad u isticmalayso appkan keliya waxaa ubahantahay inaa laso degto appkan kidibna aad muqaalka aad rabto lomkigiisa copy dehdo appka yaa si automatic usoo qabnaya muqaalka kadina download ayaad taabsanaysaa.

2. Teleprompter

Marka aad rabto inaa muuqal duubayso waxaa dhacda inaa inaa waxyalihii aad ka hadlaysay aad qaar kala ilowdo, hadii aad qoratona script waxa dhacaysa inaa camerada ka jensato oo aad eegto script iga, hadaba appkan taas ayuu kaa cawinaya waxa aadna script iga aad kuqoranaysaa shaashada mobilkaaga waxa aadna ku duubaysaa muqalka camerada hore .

adiga oo akhrinaya scriptiga ayaa muuqalkana dubi karta, hadaba app kan waxa uu kuu sahlayaa inaa duubto muqaal qurxoon oo aan lahayn joogjoogsi.

telepromp

Teleprompter

About This App

Read your script with a teleprompter app and record a video from the camera.

Best Teleprompter app for Mobile.

Read your script with a teleprompter app and record a video from the camera or mobile phone.

You read a pre-prepared script while recording yourself using the front/back-facing camera. Simply press record and read the script as it scrolls down the screen. As the script scrolls next to the camera lens, so you look like you’re talking to your audience when you are actually reading!

This Teleprompter app will reduce your time to record video, and make your presentation more confident and attractive.

Best features of Teleprompter with video audio WITHOUT EXPENSIVE DEVICE

  • Using front and rear-facing cameras record your video.
  • Record your video in landscape or portrait.
  • Record HD video with high frame rate based on what your device supports.
  • TXT, DOCX, DOC and PDF file script import supported.
  • Easy way to change Text size
  • Change the text speed with easy way
  • Record Audio using in-built and external microphones.
  • Display a 3×3 or 4*4 grid to help you position yourself.
  • Add your brand logo on your recorder device.
  • Save without any watermark.
  • Add your brand to your stories with the Teleprompter with video audio. Add your Quality title and your custom logo.
  • Widget supported.
ahasave

Aha save

About this App

All video downloader for social and HD movie, MP3 download & video converter mp3

The Best Free Private HD Video Downloader & File Saver! Quickly and easily download videos in all video formats, enjoy 4x faster download speed and top notch security for your video files!

AhaSave All video downloader auto detects videos. Download videos with just one click using this video downloader. AhaSave All video downloader is a powerful download manager, you can pause and resume video downloads, download video in the background, and download multiple videos simultaneously. Using AhaSave All video downloader, you will be able to fast download and play the video offline. This Free Video Downloader & Video Saver app is 100% free with all the features you need to manage downloaded videos easily and share them with your friends! A reliable and secure video downloader!
The ultimate video downloader app with a built-in browser and player!
Say goodbye to video buffering and hello to smooth, offline video playback.
How to Use AhaSave All Video Downloader in 3 easy steps:

  1. Use the built-in browser to browse videos
  2. Play the video; it will auto-detect videos
  3. Tap the download button
    Done! 😎
Handwriting-to-text-converter

Qoraalka Gacanta u bedel soft copy

Apps ku waxa ay inoo fududeyaan wax yaalo badan oo horay waqti badan aan ku bixin jirnay, tusaale hadii aan rabno inaan buugaagta schoolka ama jaamacadaha ee note ka ama aan ku qorno gacanta inaan u bedelno soft copy ama aan gashano mobilkeena ama computer ka waxay ahayd inaa qorno inagoo isticmaalayna Microsoft Word ama google document.

Taas ayaana sababaysay inay inaka qaadato waqti badan inaan qoraalka u bedelno mid soft ah, hadaba App kan hoose waxa uu xalinayaa ciladan waxa uuna u bedelaya qoraalkii mid soft ah, ayna wax ka bedli karno waqtiga aan u baahano.

App kan waxa lagu magacaabaa Handwriting to Text awood waxa uu u leyahay inuu bedelo qoralka gacanta hadii farta ay tahay mid la fahmi karo oo qorka uu kala dhig dgigan yahay, lakin hadii aan farta la fahmi karin way adagtahay inuu akhriyo appkan.