Use the best calculator photo vault to hide photos, hide pictures, hide videos.
Calculator Photo Vault is the Vault app can secretly Hide Photos, Hide Videos and other files without anyone knowing as gallery lock installed in your phone looks as just a beautiful calculator, and works very well. Your files will be secretly stored in vault and can only be viewed after a Numeric PIN is entered on calculator panel of this app.
LeEco waxay hadda ku dhawaaqday taleefan cusub oo loogu talagalay Bandhiga Guga (Sannadka Cusub ee Shiinaha, kaas oo ah Janaayo 22 ee sanadkan).
LeEco S1 Pro waa mobile aad logu ekaysiyey phone 14 pro , sido kale waxa uu leyahy Dynamic Island lamid ah midka iphone ka
LeEco S1 Pro waxa uu leyahy shaashad ah 6.5-inch 720x1600px LCD of a standard 60Hz refresh rate , sidoo kale RAM ka iyo Storage ka ayaa hal ah oo waxa uu kusobaxayaa 8GB Ram iyo 128GB oo Storage ah.
Batteryga LeEco S1 Pro waa 5,000mAh oo leh 10W charging . Waxaa jira kamarad 5MP ah oo hore ah iyo 13MP kamarad weyn oo xagga dambe ah. Nasiib xumo ma wadashaqeeyaan sadexda camero ee danbe , keliya hal kamero ayaa ka shaqaysa.
Mobilkan ayaa qima ahaan aad u hooseeya waxa uuna ku so baxaya 8/128 ku $ 134 oo aad uga raqiisan talefanka iphone ka ah
Dhammaan xogtan waa iOS iyo Google Play oo la isku daray, marka laga reebo xogta Shiinaha oo ah iOS kaliya. Xogtan waa laga bilaabo 1/1/2022 ilaa 12/20/2022.
most downloaded apps
Sannadkii saddexaad oo isku xigta, TikTok wuxuu ahaa app ka mobilada ee loogu soo dejinta badnaa adduunka oo dhan.
Bytedance waxa sidoo kale listiga ugu jira appka CapCut oo 10ka ugu sarreeya sanadkii labaad ee isku xigta ka soo muuqday marka laga yimaado tiktoga, CapCut waa app lagu hagajiyo muuqaalada.
Sidoo kale Meta ayaa leh saddex ka mid ah 10ka barnaamij ee ugu badan ee la soo dejiyo sanadkii 2022; Instagram, WhatsApp, Facebook.
most downloaded apps
Markii ugu horeysay abid, SHEIN waxay noqotay App-ka wax iibsiga ee ugu badan ee la soo dejiyo sanadkan. Waxay ahayd lamabrka 4aad sanadka 2020 iyo lambarka 2aad sanadka 2021.
Markii ugu horeysay, Sweatcoin wuxuu noqonayaa barnaamijka caafimaadka iyo jimicsiga ee ugu badan ee sanadkii 2022 la soo dejiyo adduunka oo dhan.