https://drive.google.com/drive/folders/174NWc6delROG93Oz27w4FJhF7m–r8xN?usp=share_link
versealth
The platform helps patients to get affordable healthcare. Especially those that need it the most.
https://drive.google.com/drive/folders/1l9bjsjXyGKDlbn_pHArsk9vONxXXGiR9?usp=share_link
Iphone 14: Adeegga degdega ah SOS ee ku xiran dayax gacmeedka ayaa hadda la heli karaa.
Apple maanta waxay ku dhawaaqday in Xaaladda Degdegga ah ee SOS ee ku xidhan Satelite-ka in hadda laga heli karo iPhone 14 nada. Shirkadda ayaa markii ugu horreysay ku soo bandhigtay feature kan munaasabadda lagusoo bandhigay iPhone 14 nada bishii Sebtembar ee sanadkan, iyadoo sheegtay in la isticmaali karo bisha November oo hadda ah. adeegan ayaa hadda laga heli karaa Maraykanka iyo Kanada laga bilaabo maanta wuxuuna ku fidi doonaa wadamo dheeraad ah bisha Diseembar.

Nooc kasta oo ka mid ah talefanada iPhone 14 ka ah wuxuu lahaan donaa adeegan. Isticmaalayaashu waxay u baahan yihiin inay la soo degaaan software-ka ugu dambeeya (iOS 16.1 wakhtiga qoraalkan) feature kan si toos ah ayuu u shaqeyn doonaa isaga oo aan la furin . Isticmaalka adeegan, oo Apple ay rajaynayso inaadan waligaa isticmaalin hadda ka hor, isticmaalayaashu “waxay si toos ah ugu xidhi karaan dayax-gacmeedka .

Markaad joogtid aag aan Wi-Fi lahayn, adeegga internata iyo wicitaanka lama heli karo, waxaad arki doontaa qaab aad kula xiriiri karto adeegyada degdegga ah adoo siidhexmaraya dayax gacmeedkaaga iPhone 14 kaaga. Halkaa marka ay marayso, isticmaaluhu waa inuu helaa dayax-gacmeedka sare, dabadeed u jediyaan iPhone-kooda dhinaca dayax-gacmeedkaas si uu ugu xidhnaado.
NOTISAVE
Main features
· Autosave notifications shown on Noti-bar
· Keep your Noti-bar clean
· Search notifications from all apps at once
Supports Whatsapp, FB Messenger and other messengers.
· Autosave new messages
· Autosave Status
Read messages privately.
Don’t miss anything from now on – read all messages.
Read privately, without leaving “read mark” on messengers.
Simple interface.
Easy to read.
Easy to manage.
Mastodon: Bartan cusub hawada maka saari doonta twitter ka?
Markii uu maalqabeen Elon Musk la wareegay Twitter, dad badan oo ku xirnaa bartaas ayaa billaabay inay raadsadaan meel kale, waxaana soo caan baxday barta Mastodon. Hadda maxay tahay bartan?
Bartan oo ah mid ay bulshadu ku wada xiriirto oo la sameeyay lix sano ka hor, ayaa sheegtay inay ku xiran yihiin 655,000 oo cinwaan, oo 230,000 kamid ah ay ku soo biireen todobaadkii tegay.
Muuqaalka kore waxa ay uga egtahay Twitter. Qoraalkeeda waxaa loo yaqaan toots, waana mid ay dadka kale ka jawaabi karaan oo ay like saari karaan. Hase yeeshee Mastodon waxay u shaqeysaa si ka duwan Twitter.

Marka ayaa cinwaan cusub ka furato Mastodon, waa in aad doorato server. Waa ay kala duwan yihiin noocyada server-rada, waxaadna ka dooran kartaa dalkaaga, magaalada aad u nooshahay iyo waxa aad jeceshahay.
Midka aad doorato kaama reebayo in aad la saaxiibto oo aad hesho xogta dadka doortay server-rada kale, hase yeeshee kan aad ku xiran tahay ayaad ka helaysaa macluumaadka ugu badan.
Sababta ay server-rada u kala duwan yihiin ayaa lagu sheegay in Mastodon ay tahay shirkado isu tegay oo ay leeyihiin shakhsiyaad kala duwan.
Si ka duwan Twitter, Mastodon qofka uma tilmaanto cinwaannada uu raaci karo.
Waxaa walaac laga muujiyay in qeybo kamid ah Mastodon aanay lahayn shuruuc xakameysa qoraallada iyo muuqaallada xanafta leh, sida kuwa xambaarsan naceybka.
Bartan cusub ayaa isticmeelkeedu yahay lacag la’aan, mana laha wax xayaysiin ah.
YOUTUBE CHANNELSKA AAD KA BARAN KARTO VIDEO EDITING KA
Youtube ka waxa uu ka mid yahay website yada ugu wanagsan ee Aad wax kabaran karto , muqalo gaagaban iyo courses ba waa web laga heli karo.
hadaba halkan waxa aan kuugu so gudbinaynaa YouTube channels Aad kabaran karto sida loo hagaajiyo Muuqalada .
1. Cinecom.net

2. Premiere Gal




6. Storysium

7. Enam Alamin


9. Olufemii

APP KILLER
App Killer and Manager app helps you Close all running Apps, Free up memory, save battery life and speed up your phone.
The Close All Running Apps tool provides a very simple way to kill many apps running in the background. it make you have a faster phone with longer battery life!
Close Running Apps Features:
★★App killer and Memory Cleaner
Close All Running Apps Tool is a super App Killer which can close all running apps and useless processes. it can speed up your phone by freeing up your phone memory, and free up more space for other apps.
★★Speed Booster, Battery saver and CPU Cooler
By Closing all running apps or App manager, the App can help you speed up your phone, save more battery power and extend your battery life. Killing useless running apps can also reduce CPU usage and cool the CPU down.
★★App manager
The App Manager makes it so easy to manage your installed Apps. It help you find all installed apps include user apps and system apps, you can use the app mamager to open, uninstall or check app details.
★★White List
If you don’t want to kill some running apps, you can add them to the white list. The apps in the while list won’t be closed.
Note:
This App Manager does not collect any personal data.
This App requires the accessibility service permission in order to be able to close other apps.
Do you want to close all running apps, speed up your phone and extend battery life easily? You just need to start App Killer and Manager – Close All Running Apps, it will help you!
CLEAN MY PHONE
halkan Kala deg appkan
he Clean my Phone app is super Storage Cleaner tool to remove junk files and Free up storage space.
You can use the Storage Cleaner app to clean my phone such as deleting duplicate files and large files, cleaning empty folders or managing apk files.
After deleting junk files or useless files, you can free up your phone storage space and keep your phone fast.
Storage Cleaner app Features:
★★Delete Duplicate Files
The Free up space app is a powerful duplicate file remover to find and remove duplicate files on your phone.
The storage cleaner app can scan and delete many types of duplicate files such as duplicate images, duplicate videos, duplicate audios and other duplicate files.
★★Delete Large Files
It can list all large files on your phone and you can select some useless files to delete the large files.
★★Empty Folder Cleaner
The clean my phone app is useful empty folder cleaner which can help you delete all empty folders and sub empty folders.
★★Apk Manager
The Storage Cleaner tool is a lightweiht apk installer and uninstaller app. you can use the app to manage your apks easily.
If you want to Clean my phone and Free up storage space, Use Our Storage Cleaner App!
sodemy : website aad kabaran karto courses soomaali ah.
Onilena ka waa melaha ugu wangsan ee aad wax kabran karto , lkin inta badan luqada soomaaliga way ku yartay .
hadaba webkaan waxa aad kabarn karta courseska badan oo hadaa barto kuu horsedaya inaa shaqo ku hesho am adigu aad ku abuurato ganacsi kuu gaar ah .
webkaan sidoo kale waxa uu kamidyahy websiteaya courses kooda ay aadka raqiis ka u yihiin ,
webkaan waxaa ku geli halkan
Free Courses : Baro courses bilaash ah
Intenka waa melaha ugu wangsan ee aad wax kabaran karto , aadna ka heli karto courses bilsh ah iyo kuwo lacg ah labadab.
hadaba halkan waxa aaan kuugu so gudbinaynaa website ka aad ka helayso courses walba oo aa u bahan tahay iyaga oo bilaash ah laguuna barayo sida ugu wanaagsan.

website kan waxaa aad ka helaysaa courses bilash ah iyo oo leh free certificate , waxaana kabaran kartaa jamacadaha iyo institutions ka ugu wangsan caalam ka ,

hadaba halkan ka booqo webka ama muqalkan hose daawo









