WhatsApp Qari WhatsApka profile photo : whatsappka waqtigii hore profile ka hadii Aad rabto inaa qariso waxa ay ahayd Ina qof gara ka qariso ama dada contactga kuch jira dad agra u ogolato.
lakin hadda waxa Aad kasada xiri karta dhaman asxaabtaa .
Google drive: Waa app ama website aad ku kayd san karto Muqalada, Sawirada iyo Documentiyada .
Google drive app inta badan waxa uu ku yimaada talefanada andriod ka ah lakin hadii aad wadato IOS ama iPhone wa inaa la so degtaa .
Google drive ma ahan bilaash lkin waxa uu ku sinaya 15GB oo bilaash ah hadii aad isticmasho 15ka GB waxa aad u bahantahay inaa iibsato GB dheeri ah waxaadna u bixinaysaa bille ama sanadle.
Si aad sawiradaada ama Muqaladaada u sogeliso waxa aad racaysaa 2 badaan Step .
Marka u horaysa waxa aad samaynaysaa Folder ka aad ku kaydinayso Xogta.
App ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
Kadibna waxa aad doranaysaa Folder .
Waxa aad ku qoraysaa magaca kadibna Create ayaad tabsan
google drive
Waxa aad ku kaydinaysaa xogta folderka
Waxaa tabsanaysaa folderka
Folder ka marka aad furato waxa aad arkaysaa calamada balaska ( + ) taabso
Kadibna waxa aad doranaysaa upload .
Waxaa doranysaa xogta aad kaydinayso
Google drive
Google drive waxa uu kuu sahlayaa xog kaa lumi lahyd inaa ilashato waqti dheer adna heli karto xilli walba ama mel walba oo aad ka helayso internate iyo computer ama mobile .
Facebook contact: Facebookga wax uu kaydiyaa xogo farabadan oo uu ka midyahay contactiga talaefankenna kuwa kujira SIMka ama phone ka .
Hadaba waxa Aad heli karta dhamaan lamabradii Aad save garaysay in tii aad lahayd facebook account kaaga , iyo sidoo kale lamabrada hadda kugu save garaysan talefankaaga ama SIMkaaga .
hadaba si Aad u hecto waxa Aad ku dhufaneysaa linkigan
marka kadib waxa ku sobaxay dhamaan lamabradii ku save garaysnaa , ha taabanin mesha ay ku Koran tahay Delete All contact ways wax ka baxaya dhamaan lambarad
WhatsApp Business ka waxaa sari kartaa sawir cover ah sida social midis ha kale side facebookga ,twitterka Ama YouTube ka.
coverka WhatsApp Business waxa uu ka caawinkara inaa xog badan oo ku sabsan waxa whatsapp kaaga ku sogudbiso,
intadban farin ayaa so dhexgasha wadahadala aan lasamynay macaamisheenne taas o kuu tilmaamaysa inaa whatsapkaaga sari karto cover, hadis aysan kuu so boxing waxa Ada racaysaa talaboyinka muqaalkan